Goor dhow waxay ciyaar aad loo wada sugayaa dhex mari doontaa xulalka qaranka Soomaaliya iyo Zimbabwe, dadwaynaha Soomaaliyeed ayaa baraha bulshada aad ugu baahinaya sawirrada xulka qaranka Soomaaliya, iyagoo Alle uga baryaya inuu ku guuleeyo oo uu guusha siiyo.

Wararka kasoo kordha ciyaartaas, waxaad kala socon kartaa baraha Saab TV ee Facebook, You Tube iyo www.Saabtv.com. Hama ogaan, waa meesha ugu horraysa ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh iyo barnaamijyo dhexdhexaad ah

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga