Mid ka mid ah saraakiisha ciidanka Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay qaraxii maanta ka dhacay magaalada muqdisho.

Jeneraal Maxamed Dhoore ayaa gaadhigiisa oo nooca surf ahaa loogu xidhay qaraxa.

Ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya ayaa gaadhay goobta uu qaraxu ka dhacay, waxa ayna ciidanku goobtaasi ka qaadeen dhaawaca sarkaalka iyo askari la sheegay in isna ilaalo u ahaa sargaalka dhaawacmay. Booliiska ayaa sidoo kale wada baadhitaano ku aadan qaraxan goordhawaud haleelay gaaridha sarkaalka booliiska, mana jiro wali wax war ah booliiska kasoo saareen qaraxan. 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga