Bangiga Adduunka ayaa warbixin cusub kasoo saaray dhaqaalaha Soomaaliya, isagoo tilmaamay in uu jiro kor u kac ku yimi dhaqaalaha waddanka sanadihii lasoo dhaafay.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu kordhay %2.5 intii u dhaxaysay sanadihii 2013-2017.

Sanadkii 2018, waxa ku kordhay %2.8, halka sanadkanna la filayo in uu gaadho %2.9.

Bangiga Aduunyada ayaa Soomaaliya ku amaanay sida ay uga shaqaynayso dib-usoo-kabashada dhaqaalaha waddanka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga