Dawlada Shiinaha  ayaa uga digtay markab nooca dagaalka ah oo ay leedahay dawlada Ingriisku in uu soo galo biyaha bada koonfurta shiinaha

Isla markaana waxaa ay wacaad ku martay in ay talaabo milateri  kaga  jawaabi doonto hadii uu markaabkaasi  iska dhego tiro digniinta la siiyey

Bada konfurta shiinaha  ayey ku muransan yihiin wadamada China ,Vietnem  iyo Philippines   oo mid ba uu dhiniciisa ka sheeganaayo

Waa bad aad uu baxaad weyn isla markaana waxaa uu  cabirkeedu dhenyahay  saddex milyan oo km isla markaana waxaa ku dhexyaala jasiirado  yar yar

Dawlada shiinaha ayaa sanadadii uu danbeyey  isha aad ugu haysa dhaqdhaqyada ay ciidmada reer galbeedku ka waddan bada konfurta shiinaha iyo waliba jasiirado halkaas ku yala

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga