Xisbiyadda mucaaradka ah ee somaliland ayaa maanta waxa ay kulan ku yeesheen magaaladda hargaysa kulankan oo ahmiyadiisu ahayd sidii ay xisbiyadda mucaaradka ahi uga wada tashan lahaayeen qabsoomida doorashooyinka somaliland ayaa waxaa ay soo saareen qodobo ay kaga hadlayaan arintaasi hadaba qodobada ugu muhiimsanaa ee xisbiyadda mucaaradka ah ay ku heeshiyeen ayaa ahaa sidii ay u soo buuxin lahaayeen labada xubnood ee komishanka doorashooyinka iyo sidoo kale arinta saami qaybsiga oo ay ku sheegeen warsaxaafadeedka

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga