Agaasimaha guud ee Wasaaradda deegaanka Somaliland, Dr. Cabdirisaaq Jaamac Nuur, ayaa ka jawaabay Cabasho ka soo yeedhay shirkadda Asli Maydi, cabashadaas oo la xidhiidhay cashuurta laga qaado. Agaasimaha ayaa ku tilmaamay shirkad Cabasho badan oo cashuurta ka ordaysa. Sidoo kale Agaasimuhu Wuxu sheegay, inay sharciga la tiigsan doonaan haddaanay joojin hadallada deelqaafka ah.

Hadalka agaasimaha ayaa ka dambeeyay kadib markii ay shirkaddu eedaymo usoo jeedisay wasaaradda oo ay sheegtay in cashuuro dheerad ah lagu soo rogay, baabuur ay shirkaddu leedahay oo Beeyo sidayna uu Burco ku xanniban yahay.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga