Guddida baarlamaaka u qaabilsan diyaarinta doorashada oo Garoowe u baxay

Guddida u qaabilsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya diyaarinta doorashooyinka ayaa maalintii shalay ahayd u amba baxay magaalada Garoowe ee caasimadda maamul-gobolkeedka Puntland. Wararka ayaa sheegay in...

alShabab oo ka hadashay muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Kooxda alShabab ee dagaalka hubaysan kula jirta dawladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay muranka dhanka badda ee ka dhaxeeya wadamada Soomaaliya iyo...

Jabuuti oo wali doonaysa kursiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Dawladda Jabuuti oo u tartamaysa mid ka mid ah kuraasta aan jogtada ahayn ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xustay in dalka Kenya...

Imaaraadka iyo Itoobiya, oo sii xoojinaya iskaashiga dhanka Militariga

Taliyaha ciidamada Militariga Itoobiya, General Aadan Maxamed iyo dhiggiisa dalka Imaaraadaha carabta ee midoobey ''UAE'' General Xamad Maxamed, ayuu kulan kudhexmaray xarunta taliska milatariga...

Ruushka oo sheegay inuu taageeri doono Soomaaliya

Danjiraha dawladda Ruushka u fadhiya Muqdisho, ayaa sheegay inay dawladdiisu Soomaaliya ka taageeri doonto, dhinacyada ammaanka, dhaqaalaha iyo waxbarashada. Hadalka danjire Mikhail Golovanov, ayaa kusoo...

Soomaaliya, oo Danjire cusub u magacawday Maraykanka

Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa dalka Maraykanka u magacawday Danjire cusub. Safiirka cusub ee Soomaaliya ee Washington Cali Shariif Axmed, ayaa waraaqihii aqoonsiga shalay...

Madaxwaynaha Puntland, ayaa soo xidhay shirkii maalgashiga Puntland

Madaxwaynaha maamul-goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo xidhay shirka maalgashiga Puntland, madaxwayne Deni, oo khudbad ka jeediyay goobta, ayaa ka warbixiyay shirkan, isagoo...

Hoggaamiyeyaasha dalalka Turkiga ,Ruushka iyo Iiraan, ayaa ku heeshiyey hannaanka lagu soo afjaraayo...

Madaxweyneyaasha waddamada Turkiga Ruushka iyo Iiran oo kulan ku yeeshay  dalka Turkiga, ayaa ku isku racay in dalka Suuriya loo sameeyo dastuur cusub sii...

Gabadh mulkiilaha Facebook lacag waydiisatay oo jawaab layaableh heshay

Gabadh yar oo u dhalatay waddanka Australia ayaa fariin qoraal ah u dirtay mulkiilaha shirkadda Facebook, Mark Zuckerberg, iyadoo ka dalbatay in uu taageero...

Shirka maalgashiga Puntland ayaa maanta xidhamaya

Maanta oo Salaasa ah ayaa la filayaa in lasoo af-jaro Shirka Maalgashiga ee Maamulka Puntland oo sadexdii maalmood ee tagay ka socday magaalada Garoowe...

Madaxwayne Farmaajo, ayaa soo xidhay shirkii dibu heshiisiinta ee ka socday deeganada Galmudug

Madaxweynaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa  oo soo gebagabeeyay, shirka dibu heshiisiinta beelaha Galmudug, isagoo madaxwaynuhu ku dhawaaqay in loo gudbay wajigii...

Dagaal culus oo dhex maray ciidanka dawladda Soomaaliya iyo alShabab

Faahfaahin dheeraad ayaa kasoo baxaysa dagaal maalintii shalay ahayd ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa alShabab ku dhex maray waddada isku xidha degmooyinka Jalalaqsi iyo...

Ninka dunida ugu taajirsan oo hawada sare u guuraya

Maal-qabeenka aduunyada ugu taajirsan, Jeff Bezos, ayaa sheegay in uu qabo aragtida ah in bini aadamku ay u guuraan hawada sare, isla markaana la...

Ujeedada safarka Farmaajo ee Dhuusamareeb

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, maaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in maanta uu ka dego magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Waxa wehelinaya xubno...

Ceelasha shidaalka ugu wayn dunida ayaa la weeraray

Dawladda maraykanka ayaa weeraradii lagu qaaday ceelasha saliida ugu wayn caalamka ee Sucuudiga ku eedaysay Iran.Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Maraykanka, Mike Pompeo, ayaa...

Puntland oo qabsanaysa shir maalgashi

Magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamulka Puntland waxa saaka si rasmi ah uga furmay shirka maalgashiga deegaanada Puntland. Shirka ayaa sida lagu wado...

Xildhibaano ilaaladoodii lagala wareegay

Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in gabi ahaanba laga qaaday Ilaaladii u gaarka aheyd taasoo sababtay sida ay hadalka...

Somaliland Ma Waxay ka Baxday heshiiskii Imaaraatka ee Saldhiga Militeri?

Somaliland iyo Imaaraatka Carabta ayaa Hore Hehiis Ku Kala Saxiixday in Imaaraatku Saldhig Militeri ka Samayto Magaaladda Dekadda Leh ee Berbera Khaasatan Madaarka Diyaaradaha...

Ragga Kunool Eritrea Oo Lagu Qasbay in ay Guursadaan Laba Dumara iyo In Ka...

Ragga ku nool  dalka Eritrea , ayaa dawladda u hogaamiyo Isias  Afwerki , waxa ay u soo jeedisay in ay hal gabadh in ka...