Taliyaha ciidamada Militariga Itoobiya, General Aadan Maxamed iyo dhiggiisa dalka Imaaraadaha carabta ee midoobey ”UAE” General Xamad Maxamed, ayuu kulan kudhexmaray xarunta taliska milatariga Itoobiya ee magaalada Addis Ababa.

Kulankan, ayaa lasheegay inay ujeeddadiisu tahay qiimaynta xaaladda Militari ee labada dal iyo xoojinta meelaha iskaashiga ay kaleeyihiin.

Taliyaha Milatariga Imaaraadka carabta iyo saraakiil wehelinaysa, ayaa booqasho rasmi ah kujooga Itoobiya.

Saab TV, meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqo ah iyo warbixino dhexdhexaad ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga