Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa dalka Maraykanka u magacawday Danjire cusub.

Safiirka cusub ee Soomaaliya ee Washington Cali Shariif Axmed, ayaa waraaqihii aqoonsiga shalay u gudbiyey madaxweyne Donald Trump.

Danjire Cali Shariif ayaa noqonaya safiirkii saddexaad ee ay Soomaaliya u soo magacawdo Washington tan iyo 2014-kii. Danijrahan ayaa hore u soo noqday danjirihii Soomaaliya u fadhiyi jiray dalalka Faransiiska iyo Itoobiya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga