Somaliland oo dhimashada iyo kiisaska Covid-19 ay kordheen

Tirada dadka laga helay xanuunka Covid-19 ee gudaha Somaliland ayaa kor u kacay, iyadoo tirada dhimshaduna ay la korodhay Aaxadda maanta. Wasaaradda caafimaadka ee Somaliland...

Al-shabaab ayaa looga shakisan yahay inay rasaasaysay diyaarad gargaar sidday deegaanka Qansax-dheere ee gobolka...

Wararka ka imanaya Gobolka Baay ayaa sheegaya in diyaarad sidday sahay gargaar maanta lagu rasaaseeyey degaanka Qansaxdheere xilli ay degaysay, sida ay qortay idaacadda...

Madaxwaynaha Somaliland ayaa shacabka uga tacsiyeeyay geeridii ku timi ganacsade caan ahaa.

Wareegto kasoo baxday xafiiska afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu madaxwaynaha Somaliland shacabka uga tacsiyeeyay geeridii ku timi Xaaji Abiib Jibriil Nuur oo kamid...

Booliska Maraykanka oo dib-u-habayn lagu samaynayo

Kadib dibad-baxyadii gilgilay guud ahaan dalka Maraykanka ee lagagagsoo hor jeeday tacadiyada booliska, aqalka hoose ee baarlamanka Maraykanka loona yaqaano Koongareeska ayaa meel mariyay...

Taliyaha ciidanka xoogga Soomaaliya oo ka badbaaday qarax lala damacsanaa

  Wararka uu Saab TV ka helayo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayaa sheegay in goordhawayd qarax ka dhacay magaaladaasi uu ka badbaaday taliyaha ciidanka...

Najib Razak oo lagu helay musuqa malaayiin dollar oo lacag ah

Najib Razak, raysalwasaarihii hore ee dalka Malaysia, ayaa lagu helay in uu lunsaday malaayiin dollar oo lacag ah mudadii uu raysalwasaaraha ka ahaa dalkan...

Turkiga iyo Giriigga oo isku maalin ku dhawaaqay dhoolla-tus Militari, xilli ay kor usii...

Dawladaha Turkiga iyo Giriigga ayaa maanta ku wada dhawaaqay dhoollatus Militari oo ay ka samaynayaan jasiiradda Crete. Dhoolatuska labadan dal ee ka wada tirsan gaashaan...

Wararka shirkii dawladda federaalka iyo maamul goboleedyada

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya waxa maanta oo Khamiis ah ka dhacayay shir ay isugu imanayaan dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada,...

Maxaa kasoo kordhay dagaalka Itoobiya

Tigrayga Itoobiya waxa la siiyay 72 saacadood oo ay isku soo dhiibaan, si ay dawladda federaalku uga baaqsato dagaal ay ku qabsato magaalada buuralayda...

Turkiga oo digniin culus u diray Khaliifa Xaftar

Turkigu wuxuu diniin adag u dray Khaliifa Xaftar, taliyaha gooni u goosadka ah ee Libya. Xaftar ayaa la sheegay in ciidamadiisu ay qorshaynayeen weerar ka...

Turkida ayaa Shacabka Soomaaliya ka tacsiyeeyay dadkii ku geeryooday qaraxii Muqdisho.

Wasaaradda arrimaha dibadda Dawladda Turkiga, ayaa cambeeraysay weerarkii lagu qaaday makhaayad dad badan ay isugu yimaadaan oo ku dhow Dekadda weyn ee Xamar. Qoraalka kasoo...

Israa’iil oo si arxan darro ah u duqaynaysa magaalada Qasa, illaa 28 qof ayay...

Ciidamada Israa'iiliyiinta ayaa wada duqaymaha ay ka fulinayaan magaalada Qudus ee dhulka Falastiin, waxaa kor usii kacaysa tirada dadka dhimanaya oo ah u badan...

“Ciidamo Soomaali ah ayaa dagaalka Tigrayga ka qayb qaatay”

Warbixin dhawaan ay sii dayn doonto Qaramada Midoobaya ayaa lagu xusay wararka tilmaamaya in ciidamo Soomaali ahi ay qayb ka ahaayeen dagaalkii ka dhacay...

Dagaal culus oo ka socda qaybo ka mid ah Galgaduud

Gobolka Galgaduud ee badhtamaha Soomaaliya waxa ka socda dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Galmudug iyo kuwa alShabaab ee deeganadaas ku sugan. Inta u...

Maraykanka oo bilo kadib duqeeyay alShabaab

Maraykanka ayaa muddo lix bilood ah kadib duqayntii ugu horaysay ka fuliyay gudaha Soomaaliya, iyadoo ay xaqiijiyeen ciidamada Maraykanka iyo dawladda Soomaaliya. Deegaano u dhaw...

Soomaali lagu dilay Canada iyo kuwo lagu dhaawacay

Magaalada Toronto ee dalka Canada waxa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo haystay dhalashada dalka Canada. Sahal Maxamed Sahal oo ahaa 35-jir ayaa rag hubaysani ay...

Farmaajo iyo Rooble oo mar kale la kala dhex galayo

Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhammaaday iyo raysalwasaaraha xil gaadhsiinta ayaa mar kale loo kala dab qaadayaa, kadib dedaalo ka bilowday magaalada Muqdisho. Farmaajo iyo Rooble ayaa...

Soomaaliya oo laga xusayo sanad guurada 4-aad ee Qaraxii Soobe

Maanta waxay ku beegantahay sanad guuradii 4-aad ee kasoo wareegtay markii qarax awood badan lala beegsaday is-goyska mashquulka badan ee Soobe ee magaalada Muqdisho,...

Xogta aad uga baahantahay Shirweynaha Xisbiga Waddani

Xisbiga Waddani oo ka mid ah labad xisbi ee mucaaradka ah Somaliland ayaa maalintii labaad Shirweyne ku qabsanaya magaalada Hargeysa. Waa shirweynihii labaad ee xisbigu...

Taywan oo jibaaraysa milatarigeeda kadib cabsi soo wajahday

Taiwan waxay markii ugu horaysay muddo sanado ah badinaysaa ciidamda ay qaadanayso ee la tababarayo, kadib cabsi xoogan oo soo wajahday jasiiraddan yar ee...