Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya waxa maanta oo Khamiis ah ka dhacayay shir ay isugu imanayaan dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada, kaas oo lagaga arinsanayay arimaha siyaasadda Soomaaliya.

Wararka aanu ka helayno Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in shirku uu baaqday uu la qaban doono maalinta Sabtida ee soo socota. Waxa uu u baaqday arimo la xidhiidha maamul goboleedyada iyo dawladda dhexe.

Wararka kasoo kordha shirkan kala soco saabtv.com.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga