Maraykanka ayaa muddo lix bilood ah kadib duqayntii ugu horaysay ka fuliyay gudaha Soomaaliya, iyadoo ay xaqiijiyeen ciidamada Maraykanka iyo dawladda Soomaaliya.

Deegaano u dhaw magaalada Gaalkacayo ayay ka dhacday duqayntu iyadoo ay fuliyeen diyaaradaha Maraykanka oo taageero ka helaya ciidamada Soomaaliya ee Danab.

Lama sheegin khasaaraha gaadhay alShabaab oo duqaynta kala eegtay, xili gobolka Mudug ay ka socdaan dagaalo u dhaxeeya ciidamada Danab iyo kuwa alShabaab.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga