Gobolka Galgaduud ee badhtamaha Soomaaliya waxa ka socda dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Galmudug iyo kuwa alShabaab ee deeganadaas ku sugan.

Inta u dhaxaysa Tuula-xaayow iyo Ceel-dheere  oo u dhaw degmeda Dhuusamareeb ayuu hadda ka socdaa dagaalku.

Weli lama oga khasaaraha dhabta ah xili uu dagaalku socdo, dhinacyaduna ay isu hub urursanayaan imika.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga