Tariikhda Colaada Jabuuti iyo Eritrea

Dalalka Jabuuti Iyo Eritrea Oo Ah Labada Waddan Ee Ugu Dhulka Yar Waddamada Bariga Afrika, Ayaa Waxa Mudo badan ka Dhexeeyay Muran Dhanka Xuduudka...

Itoobiya oo Dib U Furatay Safaaradeedii Eritrea

Itoobiya Ayaa Dib U Furatay Safaaradeeda Eritrea, Ka Dib 20-Sano Oo Colaadi kasoo Dhaxaysay Labada Waddan, Kuwaas Oo Saxiixay Heshiis Nabadeed Horaantii Sanadkan. Munaasabadda Furitaanka...

Wasiirada Arimaha Dibada, Somalia, Ethopia Iyo Eritrea oo u Socdaalay Jabuuti.

Sida ay Baahiyeen Wasiirka Arimaha Dibada Eritrea iyo Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Somalia, waxaa maanta magaaladda Jabuuti ee Caasimada Dalka Jabuuti U Ambabaxay Wasiirada Arimaha...

Dawladaha Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo heshiis wada sixiixday

Heshiiskan ay kala Saxiixdeen Sadexda Dawladood Waxa uu Dhigaya In Soomaaliya, Eritrea Iyo Itoobiya Ay Yeeshaan Iskaashi Dhaqaale, Amni, Bulsho, Dhaqan Iyo Siyaasadeed, Lagana...

Hogaamiyeyaasha Labada Kuuriya Oo Markii Sadexaad Kulan Yeelanaya.

Hoggaamiyeyaasha Waqooyiga Iyo Koonfurta Kuuriya Ayaa Isku Raacay In Ay Kulmaan 18-Ka September Si Ay Uga Wadahadlaan "Tallaabooyin Wax Ku ool Ah" oo Lagu...

Maxkamadda sare ee England & Wales Amar Kasoo Saartay Dacwadii Jabuuti iyo DP WORLD

Maxkamadda Sare Ee England & Wales Ayaa Soo Saartay Amaro Ay Kaga Joojinayso Dawladda Jabuuti Inay Ka Baxdo Heshiiskii ay la gashay Shirkadda Dp...

Madaxwaynaha Somalia oo safarkisii labaad Ku tagaya Asmara

Sida uu ku baahiyey bartiisa twitterka wasiirka warfaafinta ee dalka Eritrea madaxwaynaha dawladda federaalka soomaaliya ayaa la filayaa in uu saacadaha soo socda gaadho...

Madaxwaynaha Shiinaha Oo Daah Furay Shirka Dalkiisa iyo Qaarada Africa

Madaxweynaha Shiinaha Ayaa Furay Shirka Iskaashiga Siinaha Iyo Waddamada Qaaradda Afrika. Shirkan Ayaa u Jeedkiisu Yahay Sidii Loo Xoojin Lahaa Xidhiidh Uu Shiinuhu La...

Madxaf 200 Oo Sano Jiray Oo Dalka Brazil Ku Bas Beelay

Mustxafkii Qaranka Ee Dalka Baraziil, oo Ku Yaalay Caasimadda Rio Dejinero, Ayaa Waxa Ka Kacay Dab Xooggan, Kaasi Oo Khasaare Ballaadhan U Gaystay Alaabihii...

Qarax Hada Ka Dhacay Muqdisho

Weerar Loo Adeegsaday Gaadhi Walxaha Qarxa Lagasoo Buuxiyay Ayaa lagu bartilmaameed saday Xarunta Degmada Howl-Wadaag Ee Magaaladda Muqdisho Weerarkan Ayaa Sidoo Kale Waxaa Lagu Beegsaday...

Madaxda Qaarada Africa Oo Kusii Qulqulaya Dalka Shiinaha

Hoggaamiyayaasha Waddamada Qaaradda Afrika Ayaa Ku Qulqulaya Caasimadda Dalka Shiinaha Si Ay Uga Qayb Galaan, Shirka Iskaashiga Dhaqaalaha Ee Wadaddama Qaaradda Africa Iyo waddanka...

Weerar Bam-Gacmeed Ah Oo Ka Dhacay Magaaladda Halab.

Weerar Bambaano Oo Lala Beegsaday Magaalada Caasimadda Ah Ee Ku Taala Xuduuda Suuriya Iyo Turkiga Ayaa Dilay Ugu Yaraan Hal Qof Waxaana Ku Dhaawacmay...

Ururka ONLF Oo Tageero u Muujiyay Madaxwaynaha Cusub Ee DDS

Ururka ONLF Ayaa Sheegay In Xubno Ka Tursan Ururka ay Magaaladda Adis ababa Kulan Kula Yesheen Madaxwaynaha Cusub Ee Dawlad Degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed...

Somaliland Oo Puntland Ku Eedaysay In ay ka Baxday Go’aan Beesha Caalamku Kasoo saartay...

Xildhibaanadda Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Ka Hadlayey Xaaladda Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool Iyo Dagaalka Ka Taagan aagaas Ayaa Maamulka Puntland Ku Edeeyay...

Mid Kamida Xujayda Sanadkan Oo Is Dilay Isaga Oo Gudanaya Acmaasha Xajka

Mid Ka Mid Ah Xujaydii Sanadkan Gudanaysay Acmaasha Xajka, Oo Ka Soo Jeeda Dalka Ciraaq, Ayaa Isku Dilay, Gudaha Xaramka. Sida Ay warbaahinta U...

Donald Trump Oo Joojiyay Dhaqaalihi Uu Dalkiisu Siin Jiray Falastiiniyiinta

Mareykanka ayaa Ku Dhawaaqay in Uu gabi ahaanba Joojiyay 200 Milyan Dollar, Oo Deeq Uu U Siin Jiray Falastiiniyiinta Ku Sugan Marinka Qaza, Sarkaal...

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo Soomaalida la kulmaya

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta Addis Ababa  kula kulmaya xubno ka tirsan hogaanka cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo ergo kor...

Aqalka Cad oo beeniyay eedeymaha Trump loo soo jeediyay

Afhayeen u hadashay aqalka cad ayaa diidday inay sheegto goorta uu madaxweynuhu ogaa lacago Mr Cohen uu laba qof oo dumar ah siiyey, intii...

Madaxii hore ee sirdoonka Itoobiya ayaa Lagu edeeyay Danbiyo Ka dhana Xuquuqda aadanaha

madaxii ugu sareeyay hay’adda sirdoonka Itoobiya Getachew Assefa , ayaa amar lagu bixiyay in la soo xidho isaga oo ku eedeysan in uu galay...

Madaxwayne Trump Oo Ka Xumaaday Dambiga Lagu Helay Manafort

Madaxweynaha Maraykanka D. Trump Ayaa Ka Niyad Xun Dambi Lagu Helay Madaxii Hore Ee Ololihiisii Doorashada, Paul Manafort, Kaas Oo La Kulmi Kara Xadhig...