Weerar Bambaano Oo Lala Beegsaday Magaalada Caasimadda Ah Ee Ku Taala Xuduuda Suuriya Iyo Turkiga Ayaa Dilay Ugu Yaraan Hal Qof Waxaana Ku Dhaawacmay Dhowr Kale,

Muuqaalo Muujinaya Qaraxan Ayaa Lagu Daabacay Twitter Halab Today

Ma Cadda Cidda Mas’Uulka Ka Ahayd Weerarka.balse Weerarka Ayaa Imaanaya Xili Ay Jirto Cabsi Laga Qabay In Uu Dagaal Ka Qarxo Gobalka Idlib, Oo Ah Goobtii Ugu Dambaysay Ee Mucaaradka Suuriya Ka Taliyaan,

Qaramada Midoobay Ayaa Walaac Ka Muujisay In Weerarka Ay Ku Qaadeen Idlib Uu Kicin Lahaa Malaayin Qof Oo Rayid Ah.

Dagaalka Suuriya Waxaa Ku Dhintay Hal Milyan Oo Qof, Hal Milyan Oo Kalana Way Ku Dhaawacmeen.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga