Heshiiskan ay kala Saxiixdeen Sadexda Dawladood Waxa uu Dhigaya In Soomaaliya, Eritrea Iyo Itoobiya Ay Yeeshaan Iskaashi Dhaqaale, Amni, Bulsho, Dhaqan Iyo Siyaasadeed, Lagana Shaqeeyo Sidii Guud Ahaan Gobolka Geeska Afrika Loogu Soo Dabbaali Lahaa Xasillooni Iyo Horumar,” Sida Ay Baahisay Madaxtooyada Soomaaliya.
Heshiiskan Waxaa Qalinka Ku Duugay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’Iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Iyo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki.
Intii uu Soconayey Kulanka Sadexda Hogaamiye Waxaa Ay Ka Wada Hadleen Sidii Xal Loogu Heli Laha Khilaafka Soo Kala Dhex Galay Eritrea Iyo Jabuuti.