Weerar Loo Adeegsaday Gaadhi Walxaha Qarxa Lagasoo Buuxiyay Ayaa lagu bartilmaameed saday Xarunta Degmada Howl-Wadaag Ee Magaaladda Muqdisho

Weerarkan Ayaa Sidoo Kale Waxaa Lagu Beegsaday Meelo Ay Kujiraan Masjid Iyo Dugsi Qur’aanka Lagu Barto Oo Ku Yaala Degmada Howlwadaag Ee Magaalada Muqdisho.

Ilaa Hadda Hay”adaha Amniga somalia si dhab ah ugama hadlin Khasaaraha ka dhashay qaraxan, Hasse Ahaatee Waxaa Goobta Gaadhay Gaadiidka Gurmadka Deg Dega Ah Oo Halkaa Ka Qaaday Dad Ay Wax Yeello Soo Gaartay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga