Mareykanka: Sacuudiga waxaa ka go’an la xisaabtan

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in markii uu la kulmay hogaamiyayaasha Sacuudiga aysan dooneyn inay ka hadlaan dhammaan xaqiiqooyinka ku hareereysan...

Mareykanka oo Albaabbada Isugu dhuftay Qunsuliyadiisii Magaaladda Qudus

Maraykenka Ayaa Ku Dhawaaqay In Uu Albaabbada Isugu Laabi Doono Qunsuliyadiisa Guud Ee Ku Taalla Magaalada Qudus, Taasoo Ka Shaqeyneysay Arrimaha Falastiiniyiinta, Hase Ahaatee...

Shirkadaha adduunka oo qaadacaya shir maal gashi oo ka dhici lahaa Sacuudi Carabia

hay’adaha iyo Shirkadaha ugu weyn dunida ayaa qaadacaya shir maal-gashi oo 23-ka illaa 25-ka October lagu qaban lahaa dalka Saudi Arabia, sababo la xidhiidha...

Erdogan iyo Mike Pompeo Oo Ka Wadda Hadlay Dilka Wariye Jamal Khashoggi.

Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Xogheyaha Arimaha Dibadda Maraykanka Mike Pompeo Ayaa Kulan Ay Ku Yesheen Magaaladda Ankara Waxay Kaga Wadda Hadleen Dilka...

Wasiiradda Arimaha Dibadda ee itoobiya iyo Eritrea oo gaadhay Muqdisho.

Magaaladda Muqdisho Waxaa Gaadhay Wafdi ay Horkacayeen Wasiiradda Arrimaha Dibadda Ee Dalalka Itoobiya Iyo Eritrea. Wararka nagasoo Gaadhaya Magaaladda Muqdisho Ayaa Sheegaya in saacadaha soo...

Gollaha Wasiiradda itoobiya Oo Markii Labaad dib u habayn Lagu Sameeyay

Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya, abiy ahmed, Ayaa Markii Labaad Magacaabay Golihiisa Wasiiradda Oo Ka Kooban 20 Wasiir, Kuwaas oo 10 Ka Mid Ahi Haween Yihiin....

Diyaarad militari oo ku burburtay Sacuudi Carabiya

War-Saxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Sacuudiga ayaa lagu sheegay in Diyaarad ay leeyihiin Millateriga Cirka ee Sacuudiga ay ku  burburtay waqooyiga dalkaasi xilli ay...

Dowladda Soomaaliya oo garab istaag u muujisay Sacuudiga

Dawladda Soomaaliya ayaa taageero u muujisay dowladda Sacuudiga ayada oo sheegtay inay ku garab istaageyso ilaalinta danaheeda dhaqaale. Qoraal Lagu Qoray Luqadda Carabiga oo kasoo...

Sacuudiga Oo Cadaadis Caalami ah kala Kulmaya Saxiibadisii Ugu Dhawaa Dalalka Calaamka

Boqortooyadda Ingiriiska, Garmalka iyo Faransiiska ayaa Dalbaday In Baadhitaan Madax Banaan oo Lagu Kalsoon yahay lagu Sameeyo Suxufiga la la'yahay ee u dhashay Sacuudi...

Natiijada Doorashada Gobalka Bayern ee Dalka Jarmalka.

Doorashada Baarlamanka Gobalka Bayern ee Dalka Jarmalka waxa lagu kala guulaystay codad Xisbiyada qaar la kulmeen guul-daro taariikhi ah, halka Xisbiyada qaarna gaadheen guulo...

Xafiiska Qaramadda Midoobay ee somalia oo laga Xusay Qaraxii Zoobe

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa muujiyay sida uu u garab taaganyahay dhibbanayaasha musiibadii 14-kii...

Saamaynta Qaraxyadii Baydhabo Shalay ka dhacay oo Korodhay

ku dhowaad 22 qof ayaa ku dhintey, dhowr iyo soddon kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyadii shaley ka dhacay makhaayad ku taalla magaalada Baydhabo...

Taliyihii hay’adda Nabad-sugida Somalia oo xilkii iska casilay

War goor dhawayd lagu daabacay Barta Twitter-ka ee hay'adda NISA ayaa lagu sheegay in Xusseen Cismaan Xusseen uu iska casilay xilkii taliyaha hay’adda Nabad-sugida...

Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Qatar oo Muqdisho gaadhay

Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Qadar ayaa saaka magaalada Muqdisho gaadhay, iyagoo kulumo la leh Madax ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliska...

Ciidamada Nayjeeriya oo 76 xubnood ka dilay Jabhadda Boko Haram

Ugu yaraan 76 ka tirsanaa kooxda Boko-Haram, ayaa lagu diley iska hor imaad Ciidanka Dowladda Nayjeeriya iyo Jabhaddaasi ku dhex maray Gobolka waqooyi-bari ,...

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR oo Digniin U Dirtay Sacuudiga iyo...

Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxoootiga ee UNHCR ayaa ugu baaqday Sacuudi Arabia in ay si deg deg ah u joojiso weerarrada hawada ee...

Somaliland iyo Shirkadda Dpworld Oo Kala Saxeexday Balaadhinta Dekadda Berbera

Munaasabaddan oo si rasmi ah loogu kala saxeexday qandaraaska dhismaha ballaadhinta dekedda Berbera, ayaa waxa ka qayb-galay madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ku-xigeenkiisa, Cabdiraxmaan...

Warbixin: Imaaraadka Carabta Oo lagu eedeeyay in uu ku xadgudbay Xayiraadda Hubka ee Somalia

Warbixin Cusub Oo Ay Soo Saartay Guddi Khubaro Ah Oo Ka Socda Guddiga Xayiraadda Hubka Ee Qaramada Midoobay Ayaa lagu sheegay In Imaaraadka Carabta...

Shirweyne lagaga doodayo wixii Somaliland u qabsoomay 27 sanno oo ka furmay Hargeysa

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa si rasmi ah u daah-furay shirweyne lagu falanqaynayo guulihii ay Somaliland gaadhay muddadii 27-ka sano ahayd ee ay jirtey iyo...

Gabadhii u doonneyd suxufi Jamal Khashoggi oo codsi u dirsatay Madaxweynaha Mareykanka

Gabadha u doonneyd suxufiga reer Sacuudi ee la waayey kadib markii uu galay qunsuliyadda dalkiisa ee magaalada Istanbul, ayaa sheegtay “inuu qabay cabsi ah...