Raysalwasaare Khayre oo Maraykanka u dhoofay

Raysalwasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya ayaa u socdaalaya waddanka Maraykanka, isagoo xalay ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalda caasimadda ah. Xasan Cali Khayre ayaa...

Dalxiisayaal Sucuudiga ku dhintay

Illaa 35 qof oo dalxiisayaal ajanabi ah ayaa ku dhintay meel u dhaw magaalada barakaysan we Madiina, kadib markii gaadhi ay la socdeen ay...

Madaxwayne Biixi, ayaa ka qayb-galay xus loo sameeyay maalinta cuntada adduunka, isagoo ka jawaabay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Maalinta Cuntada Adduunka, Kana Jawaabay Cabashada Mucaaridka Ee Xubnaha Guddida Doorashooyinka Hargeysa-16-10-2019-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo Qoondada Haweenka

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo Qoondada Haweenka Hargeysa-16-10-2019-()-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qayb-galay shirweynaha...

Ingiriiska iyo Midawga Yurub oo gorodda iskula jira

Wadaxaajooodka Ingiriiska iyo Midawga Yurub ayaa galay maaliintii ugu danbaysay ka hor kulanka ay isugu imanayaan madaxda Midawga Yurub maalinta baerri ah. Raysalwasaare Boris Johnson...

50 sanno ayaa laga joogaa dilkii madaxweyne Cabdirashiid Sharmaarke

Muddo 50 sanno ah ayaa laga joogaa markii la dilay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cabdirashiid Cali Sharmaarke, kaas oo 1969-kii lagu dilay magaalada Laascaanood...

Gudi dhisayay golaha deegaanka Buulaburde oo iskaga baxay magaaladaas

Gudidii gacanta ku haysay dhismaha golaha deegaanka ee magaalada Buulaburde ayaa guud ahaan iskaga baxay magaaladaas, iyadoo aan wali la ogayn sababta ka danbaysa...

Wasiirka wafaafinta Jabuuti oo Muqdisho bookhday

Wasiirka warfaafinta dawladda Jabuuti ayaa saaka ka degay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, iyadoo halkaas si ballaadhan loogu soo dhaweeyay. Dhiggiisa dawladda Soomaaliya ayaa...

Maraakiib la ogaaday in ay si sharci-darro ah Soomaaliya uga kalluumaystaan

Dawlad goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay maraakiib ay sheegeen in ay si sharci darro ah uga kalluumaystaan biyaha dalka Soomaaliya, gaar...

Ciidamada Sucuudiga oo Cadan la wareegaya

Ciidamada Sucuudiga ayaa la wareegay magaalada Caden ee xarunta u ah dawladda ay xulafada Sucuudigu taageerto ee dalka Yemen, sida ilo lagu kalsoonyahay ay...

Villa Somalia maxay ka tidhi sawiradii shalay Soobe lagusoo bandhigay

Agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada Soomaaliya, Casbdinuur Maxamed Axmed, ayaa si adag uga hadlay sawiro maalintii shalay ahayd lagusoo bandhigay is-goyska 14 October (Soobe) kuwaas...

Sudan oo la heshiinaysa fallaagada kasoo horjeeda

Dawladda ku-meel-gaadhka ah ee dalka Sudan ayaa bilawday wadhadalo cusub oo ay la galayso kooxaha kasoo horjeeda ee fallaagada ah. Wada hadalka ayaa ka...

Dawladda Soomaaliya oo beenisay warbixintii hanti-dhawrka

War kasoo baxay wasaaradda maaliyadda ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warbixin uu dhawaan soo saaray hantidhawrka guud ee Soomaaliya. Warbixinta hanti-dhawrka ayaa lagu...

Suuriya iyo Turkiga oo qarka u saaran in ay dagaalamaan

Ciidamada dawladda madaxweyne Bashaar alAsad ayaa kusii siqaya deegaanada ay hawlgalada ka wadaan ciidamada milatariga dalka Turkigu. Milatariga Turkiga ayaa maalmo ka hor dagaal hubaysan...

Baarlamaanka Layberiya Ayaa 30% Mushaharkooda Iska-Jaray.

Monrovia: (Saabtv)-Gollaha Baarlamaanka Dalka Laybeeriya oo ku yaalla Galbeedka qaaradda Afrika,ayaa shaaciyay Inay Misaaniyadda Sannadka 2020 ay ka jarayaan Mushaharaadkooda qadar dhan 30%,taas oo...

KURDIYIINTA DALKA SURIYA IYO DAWLADA DALKASI AYAA KU HESHIYEY IN SI WADAJIRA ULA DAGAALAMAN...

Kurdiyiinta dalka suriya ayaa ku dhawaaqey in ay ku heshiyeen xukumada dalka suriya ee fadhigedu yahay magalada dimishiq, in ay si wadajira ula dagaalaman...

HARGAYSA:Gaadhi Xamuul Ah Oo Waddo-Xumo U Qalimay.

Hargaysa:(SAABTV)- Magaaladda Hargaysa,ayaa waxa la deris ah waddo-xumo iyo saxmad dhibaato weyn ku haysa Kobaca dhaqaale iyo Ganacsi ee Magaaladda. Dadweynaha Caasimadda Hargaysa,ayaa saaka kusoo...

Soomaaliya oo xusaysa sanad guurada 2-aad ee qaraxii Soobe

Soomaaliya waxa laga xusayaa sanad guuradii 2-aad ee kasoo wareegtay weerarkii lagu hoobtay ee ka dhacay is-goyska Soobe ee magaalada Muqdisho, halkaas oo laba...

Soomaaliya iyo Qatar oo Garab u Muujiyey Dawladda Turkiga.

Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dalka Qatar ayaa si adag uga Horyimid Go'aan ay Soosaareen Dawladaha Carabta oo Lagu Dhaleeceeyay Duulaanka uu Dalka Turkigu ku...

Duufaano xooggan oo Japan ku dhuftay

Japan waxa ku dhufutay mid ka mid ah duufaantii ugu cuslayd abid. Tobanaan kun oo ka mid ah ciidanka dalkan ku yaala bariga fog ee...