Dalka Rwanda waxa laga helay xabaal-wadareed ay ku jiraan dad lagu qiyaasay 30,000 oo qof kuwaas oo la dilay wakhtigii xasuuqa ee dalkaas.

Qabiilada Huutuuga iyo Tuudsiga ayaa isku gumaaday dalka Rwanda mudo ka badan rubuc qarni ka hor, taas oo boqollaal kun oo qof qoorta laga jaray.

Maalinta Salaasada ayay Rwanda xusi lahayd sanad-guurada 26-naad ee kasoo wareegtay xasuuqan, balse sababo la xidhiidha caabuqa Covid-19 ayay dawladdu u baajisay isu soo baxa dadka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga