Ilhan Cumar aabaheed oo Covid-19 u dhintay

Aabaha dhalay xildhibaanada Soomaali-Maraykanka ah ee Ilhan Cumar ayaa u dhintay xanuunka dunida aafeeyay ee Covid-19. Nuur Cumar Maxamed ayaa ku dhintay magaalada Minneapolis ee...

Maxaa ka jira wararka sheegay in qof Hargeysa ugu geeryooday Coronavirus xalay?

Agaasimaha wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa ka hadlay qof xalay la sheegay in uu xanuunka Covid-19 Hargeysa ugu geeryooday, kaas oo baraha bulshada si wayn...

Jowhar oo ay ka bilaabmayso doorashada Aqalka Shacabka ee Hirshabeele

Doorashada Aqalka Hoose ee maamulka Hirshabeele ayaa la filayaa in dhawaan ay ka qabsoonto magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabeele. Diyaar garoow xoogan ayaa laga dareemayaa...

Maxaa baajiyay war-murtiyeedkii Shirka Wada-tashiga ee la isku hayaa

Shirka Wada tashiga ee Soomaaliya ayaa maanta fasax la galiyay iyadoo ay tahay maalin Jimce ah, dalka Soomaaliyana ay u tahay maalin fasax. Shirka ayaa...

Talyaaniga oo Coronavirus la daalaadhacaya

Dalka Talyaaniga ayaa la daalaadhacaya saamaynta caabuqa Covid-19 oo xaalad aanu waligii waddanku galin ku riday. Gobolka Lombardy oo ah gobolka ugu dhimashada iyo mashaqada...

Madaxwayne Farmaajo Oo Khadka Telefonka Kula Hadlay Xulka Qaranka Somalia

Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Ayaa Maanta Ka Baaqday Safar Uu Ku Tagi Lahaa Magaaladda Bujumbura Ee Dalka Burundi, Madaxwaynaha Ayaa Safarka Waddanka Burundi Uu...

Diyaaradda Xinzhou-60 oo Shiinuhu keenayo Jabuuti

Dawladda Shiinaha ayaa diyaaradaha loo yaqaano Xinzhou-60 siinaysa dalka Jabuuti, iyadoo hore laba diyaaradood oo noocan ah uu Shiinuhu u siiyay dawladda Jabuuti. Nooca diyaaraddan ayaa...

Suldaan Qaabuuskii Cummaan oo geeriyooday

Suldaan Qaboos oo ahaa hogaamiyihii dalka Cummaan ayaa geeriyooday kadib kadib muddo uu xanuun u jiifay. Qaboos oo ahaa 79-jir ayaa ahaa ninka ugu xukunka...

Guddida Golaha Wakiilladu u Xil-saaray Iswaafajinta Xeerarka Doorashooyinka oo ka Hadlay Halka ay wax...

Guddida Is-waafajinta Xeerarka Doorashooyinka ayaa sheegay inay maalmaha soo socda ay soo gabagabayn doonaan hawlaha shaqo ee loo xil-saaray, waxayna sidaas ku sheegeen qoraal...

Halkee ayay maraysaa dacwaddii xil-ka-xayuubinta ee Trump

Dimuqraadiyiinta ayaa raba in kiiska la dedejiyo si Trump loogu ciqaabo hadalo uu hore u yidhi. Donald Trump, madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka ayaa...

Magaalada Beledweyne oo fatahaaduhu ay qariyeen

Inta badan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxa qariyay biyaha kasoo fatahay webiga Shabeele iyo daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo magaalada si...

Cabdikariim Qalbi dhagax oo maanta Hargeysa lagu soo dhoweeyey

Magaalada Hargeysa ayaa maanta lagu soo dhoweeyey Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee jabhadda ONLF, waxaana soo dhoweyntiis...

Mali: Wada hadalladii hoggaamiyeyaasha galbeedka Afrika iyo Militariga Mali u socday oo aan guul...

Wararka ka imanaya galbeedka Afrika, ayaa waxay sheegayaan inaan wax xal ah laga gaadhin wada hadalladii u socday hoggaamiyeyaasha dawladaha galbeedka Afrika iyo madaxda...

Dawladda Hindiya ayaa kordhisay muddada xannibaadda lagu soo rogay dalkaas cudurka Coronavirus dartii

Hore ayay xukuumadda Hindiya u xidhay guud ahaan dalka oo dhan, muddo saddex todobaad ah, balse raysal-wasaare Narendra Modi, ayaa dadka dalkaasi u sheegay,...

Warbixintii ugu dambaysay xanuunka Coronavirus adduunka oo dhan.

Guud ahaan adduunka, in ka badan 3.2 Milyan oo qof ayuu ku dhacay xanuunka Coronavirus, waxaa ka bogsaday dad kor u dhaafaaya 986,000 oo...

Muxuu sawirka Erdogan usoo jiitay dad badan?

Dad badan oo isticmaala baraha bulshada una badan dunida Muslimka ayuu soo jiitay sawir iyo muuqaalo laga duubay madaxweynaha Turkiga xili uu ku sugnaa...

“Tallaalka duriga haloo isticmaalo Coronavirus” Trump

Madaxweynaha waddanka Maraykanka ayaa soo jeediyay in tallaalka duriga ama hargabka caadiga ah loo isticmaalo caabuqa Covid-19 ee ka tirsan bahweynta caabuqyada ee Coronavirus. Kulan...

Dawladda Bahrain Oo Kusoo Biirtay Khilaafkii Somalia iyo Imaraatka Carabta

Dawladda Bahrain Ayaa Kusoo Biirtay Xiisad Diblumaasiyadeed Oo Ka Dhextaagnayd Dawladda Federaalka Somalia Iyo Imaraatka Carabta. Dawladda Bahrain Ayaa Warsafadeed Ay Caawa Soo Saartay Waxay...

Maraykanka oo xanibaado saaraya madaxda Itoobiya iyo Ereteriya

Maraykanka ayaa markii ugu horaysay qaaday tallaabooyin ka dhan ah madaxda dawladaha Itoobiya iyo Ereteriya kadib dagaalkii ka dhacay gobolka Tigrayga ee waqooyiga Itoobiya...

Xukuumadda Kiiniya, ayaa digniin iyo hanjabaad u dirtay Al-shabaab iyo cidda taageerta

Kiiniya, wasiirka arrimaha arrimaha gudaha Fred Matiang’I, ayaa waxaa uu digniin iyo hanjabaad u diray kooxda Al-shabaab iyo dad uu ku tilmaamay inay gabbaad...