From left, Vice President Mike Pence, President Donald Trump, Health and Human Services Secretary Alex Azar, meet with GlaxoSmithKline CEO Emma Walmsley, right, and other pharmaceutical executives in the Cabinet Room of the White House, Monday, March 2, 2020, in Washington. (AP Photo/Andrew Harnik)

Madaxweynaha waddanka Maraykanka ayaa soo jeediyay in tallaalka duriga ama hargabka caadiga ah loo isticmaalo caabuqa Covid-19 ee ka tirsan bahweynta caabuqyada ee Coronavirus.

Kulan ka dhacayay Aqalka Cad ee Maraykanka kaas oo uu kula kulmayay khubarada caafimaadka ee Maraykanka ayuu Trump kusoo jeediyay ‘in ay awoodaan, in tallaalka duriga loo isticmaalo xakamaynta cudurka Coronavirus.’

Khubarada caafimaadka ayaa u muuqday qaar maaxweynaha fahamsiin kari la’ mudada ay kusoo saarayaan tallaalka, isagoo Trump u muuqday mid ku khalkhalay warbixinaha ay khubaradu siinaysya oo su’aalo aan meesha oolin kolba keenayay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga