Magaalada Hargeysa ayaa maanta lagu soo dhoweeyey Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee jabhadda ONLF, waxaana soo dhoweyntiis ka qaybqaatay qaybaha kala duwan ee dadweynaha, xildhibaanada Guurtida iyo Wakiilada, xildhibaanada golaha deegaanka Hargeysa, wasaarada arrimaha dibada iyo marti sharaf kale

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga