Aabaha dhalay xildhibaanada Soomaali-Maraykanka ah ee Ilhan Cumar ayaa u dhintay xanuunka dunida aafeeyay ee Covid-19.

Nuur Cumar Maxamed ayaa ku dhintay magaalada Minneapolis ee gobolka Mennasota, kadib markii uu asiibay xanuunka Covid-19.

Ilhan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Maraykanka ayaa shaacisay geerida aabaheed, waxayna sheegtay in ay murugo wayn ku tahay geerida aabaheed.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga