Agaasimaha wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa ka hadlay qof xalay la sheegay in uu xanuunka Covid-19 Hargeysa ugu geeryooday, kaas oo baraha bulshada si wayn layskula dhexmarayay.

Dr. Maxamed Cabdi Xegeeye, agaasimaha wasaaradda caafimaadka Somaliland, waxa uu sheegay in illaa hadda aan si wanaagsan loo hubin waxa uu qofkaasi u geeryooday, balse uu lahaa calaamadaha xanuunka.

Dr. Xergeeye waxa uu sheegay inay bulshada la wadaagi doonaan natiijada shaybaadhkiisa, isagoo xusay in loo aasay loolana dhaqmay sidii kiis Coronavirus ah.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga