Hindiya iyo Shiinaha oo ku guul daraystay in ay dejiyaan xiisadda xadka

Wadamada Hindiya iyo Shiinaha ayaa ku guul daraystay in ay xal u helaan muranka xadka ee u dhexeeya labada waddan iyadoo xiisad culusi ay...

Natiijada Dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo berri la shaacinayo

Maxkamadda ICJ ayaa maalinta berri ah la filayaa in ay si rasmi ah u shaaciso go'aankeeda dawadda badda ee ka dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya,...

Kenya oo ciidamo badan keenaysa Soomaaliya

Dawladda Kenya ayaa ciidamo boolis ah oo dheeraad ah keenaysa dalka Soomaaliya, si ay qayb uga noqdaan ciidamada halkaas hore uga joogay Kenya. War kasoo...

Biden iyo Xi oo arinta Taywan ka wada hadlay

Madaxweynayaasha wadamada Shiinaha iyo Maraykanka ayaa ka wada hadlay arinta xiisaddu ka taagantahay ee Taywan, kadib wada xaajood ay yeesheen. Wada hadalka Biden iyo Xi...

Maxaad ka ogtahay sawirka lagu kala iibsaday $1 Million

Ku dhawaad $1 Million ayaa la kala siistay sawir-gacmeed laga sawiray feedhyahankii caanka ahaa ee Maxamed Cali. Waxay ahaayeen 26 sawir oo si xidhmo ah...

“Waa khasab in Maraykanku aqoonsado Daalibaan” Raysalwasaaraha Pakistan

Raysalwasaaraha Pakistan wuxuu ka hadlay xaaladda dalka Afkaanistaan iyo xukuumadda kooxda Daalibaan ee imika ka ariminaysa dalkaas. Imran Khan wuxuu si agar ah u dulistaagay...

Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay masaafurintii Laascaanood

Dawladda Soomaaliya ayaa ka hadashay dad ay Somaliland ka saartay deegaanka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood. Wasiiro ay ka mid yihiin kan Warfaafinta iyo wasiirka...

Shiinaha oo 39 diyaaradood u diray hawada Taywan

Dawladda Shiinaha ayaa diyaaradihii ugu badnaa ee kuwa dagaalka ah u dirtay aaga difaaca ee Taywan, taas oo walaac xoogan ay ka muujisay dawladda...

Dadkii Laascaanood laga saaray oo gaadhay Burtinle

Boqolaal qof oo shalay laga saaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa gaadhay deegaanka Burtinle ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, halkaas oo...

Iran oo hubkii ugu badnaa ku daabulaysa xadka ay la wadaagto Azerbijaan

Iran ayaa hub iyo ciidamo kala duwan gaysay xadka ay la wadaagto dalka Azerbijaan, kadib markii Azerbijaan ay xidhiidh la samaysay Israel. Xukuumadda Tehran waxay...

Qaramada Midoobay oo ka hadashay saraakiisheeda ay Itoobiya caydhisay

Qaramada Midoobay ayaa si kulul uga hadashay qaar ka mid ah saraakiisheeda oo ay caydhisay dawladda Itoobiya kadib eedaymo ay u jeedisay. Xoghayaha Guud ee...

Ahlu Sunna iyo ciidamada dawladda oo dagaalamaya

Ciidamo ka kala tirsan Ahlu Sunna iyo maamulka Galmudug ayaa ku dagaalamay deegaano hoos taga gobolka Galgaduud ee badhtamaha Soomaaliya. Deegaanka Bohol ayaa lagasoo sheegayaa...

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Israel oo Baxrayn ka degay

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Israel wuxuu ka degay magaalada Manama ee caasimadda dalka yar ee Baxrayn, halkaas oo ay uga bilaabantay booqasho rasmi ahi. Yair...

In ka badan 100 maxbuus oo lagu dilay dagaalka budhcada ee xabsiga Ecuador

Dhimashada ayaa kor u dhaaftay 116 qof kadib markii ay gacanta iskula tageen kooxo gangs ama budhcad ah oo iskasoo hor jeeday xabsigana ku...

Xisbiga Waddani oo ka hadlay dhaawacii xildhibaan Guruuje

Xisbiga ugu wayn mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa ka hadlay dhaawacii maalintii shalay ahayd magaalada Hargeysa loogu gaystay xildhibaan ka mid ah Golaha Wakiilada...

Deegaanka Soomaalida oo looga dareeray Doorashada Baarlamanka

Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya waxa looga dareeray Doorashada Baarlamanka iyadoo murashaxiin kala duwani ay ku tartamayaan. Magaalada Wajaale ee xadka u dhexeeya Somaliland iyo...

Maxaad ka ogtahay shanta kursi ee “Somaliland” ee maanta Muqdisho lagu dooranayo

Shan ka mid ah kuraasta loogu talo galay deegaanada Somaliland ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu dooranayaa gudaha teendhada Afisyooni ee madaarka Muqdisho. Shanta kursi...

Maxay yihiin talooyinka uu diiday Joe Biden ee imika la ogaaday

Madaxweynaha Maraykanka ayaa la sheegay in uu iska dhego tiray ama diiday talooyin ay siiyeen jeneraalada ugu sareeya ciidamadiisa. Jeneraal Mark Milley iyo Jeneraal Frank...

Axmed Madoobe oo si dadban u taageeray raysalwasaare Rooble

Madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa taageero u muujiyay raysalwasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, mar uu ka hadlayay kulan lagu qabtay magaalada Kismaayo. Axmed Madoobe ayaa sheegay...

6 kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland oo la dooranayo

Maanta waxa Muqdisho lagu dooranayaa 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare er Somaliland ee dawladda federaalka Soomaaliya, iyadoo 5-ta kalana la...

Wararkii Ugu akhriska badnaa