Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo eedaymo usoo jeediyay golaha deegaanka Hargeysa, baarlamaanka iyo guurtida,...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID, oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Xisbigaas, ayaa kormeeray suuqa wayn ee Waaheen Ee Magaalada Hargeysa waxaanu gudoomiyuhu u kuur galay xaaladda Suuqa. Guddoomiyaha,...

Madaxwaynaha Somaliland oo ka tacsiyeeyay wasiir xukuumaddiisa katirsan oo ay hooyadii geeryootay

Qoraal tacsi ah oo kasoo baxay xafiiska afhayeenka madaxtooyada Somaliland, oo soo gaadhay waaxda Online-ka ee Telefishanka Saab TV, ayaa u dhignaa sidan: ''TACSI MADAXWEYNE:...

Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Dabageed, oo safar dibadda ah kasoo laabtay, ayaa sheegay...

Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar ''dabgeed'' oo maanta ku soo laabtay magaalada Beledwayne, ayaa sheegay inu faraha ka baxay ammaanka Hirshabeelle,...

Saaka iyo Ceel-afwayn: madax katirsan xukuumadda iyo waxgarad kale ayaa ku sugan, iyadoo loo...

Waxaa Saaka ku sugan Nabadaynta Labada beelood ee walaalaha ah ay wada qaateen dhawaan, Wasiiro ka Tirsan Xukuumada Somaliland, Maamulka Gobolka Sanaag, Degmada, Masuuliyiin...

Maxaa kasoo kordhay weerarkii Gaalkacayo

Xalayto waxa koonfurta magaalada Gaalkacayo we xarunta gobolka Mudug lagu weeraray saraakiil ka tirsan ciidanka xooga Soomaaliya. Gaadhi walxaha qarxa lagusoo xidhay ayaa kala...

Warar kasoo baxaya qaraxii Gaalkacyo ee xalay

Sida ay sheegayaan warar uu helayo Telefishanka Saab TV, khasaaraha ka dhashay qaraxii loo adeegsaday baabuurka ee xalay ka dhacay Hotel-ka Five Star oo...

Hindiya oo dibad-baxyadu xoogaysteen

Dalka Hindiya waxa sii xogaysanaya dibad baxyada ay dadku dhigayaan, iyadoo ay ka cadhoodeen sharciga muwaadinnimada. Raysalwasaare Nrendra Modi ayaa iskugu yeedhay golahiisa wasiirada si...

Somaliland oo wefti u dirtay Soomaaliya

Somaliland waxay 7 sanno ka dib wefti kale u dirtay dalka Soomaaliya, si ay u gaadhsiiyaan caawimo. Weftiga ayuu ujeedkoodu yahay sidii ay deeq u...

“Hore haloo qaado xil-ka-xayuubintayda” Trump

Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa dalbaday in hore ay aqalka sare ee odayaashu u gudo galaan xil-ka-xayuubintiisa. Aqalka Koongareeska ayaa u codeeyay in xilka laga xayuubiyo...

Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, oo cabaareeyay falka booliska Hirshabeelle ku xidheen idaacadda CITY...

Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, ayaa camabaareeyay falkii ciidamada booliska Hirshabeelle ay kula wareegeen idaacadda City FM kun xidheen tiro weriyeyaal ah oo ka...

Soomaaliya: Madasha xisbiyada qaran oo sheegtay inay burbureen wada-hadalladii u dhexeeyay iyaga iyo madaxwayne...

Madasha xisbiyada qaran ayaa ku dhawaqay inu gabi ahaanba uu burburay wada hadalladii ay la fureen madaxweyne Farmaajo, kadib markii ay sheegan inuu madaxweyanuhu...

Jowhar: Ciidanka ammaanka oo albaabada u laabay idaacad halkaa ka hawlgasha

Laamaha amaanka magaalada Jowhar, ayaa gebi ahaanba albaabada iskugu dhuftay idaacada City Fm oo ka mid ah warbaahinta madaxa banaan ee ka howlgalo magaalada...

Xukuumadda Somaliland oo dagaal la gelaysa Ayaxa, iyo dad Soomaali ah oo cunaya Ayaxa...

Haddii aad beeroole tahay, waa hubaal in maqalka noolaha ‘’Ayaxa’’ layidhaa dhib kugu yahay, saa waa noole dhibtiisa Soomaali isku waafaqday, markay ku maahmaahday...

Beesha caalamka oo xukuumadda Somaliland kala hadlaysa sidii doorasho dalka uga dhici lahayd, kadib...

Warsaxaafadeed kasoo baxay aqalka madaxtooyada Somalilnad, oo soo gaadhay xafiiska warqabadka ee Saab TV, ayaa u dhignaa sidan: ''Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi...

Maraykanka: Aqalka hoose oo u codeeyay in Trump lasoo gole-joojiyo si xilka looga qaado,...

243 sannadood Keliya saddex jeer ayay awooddan oo kale isticmaaleen aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanku iyagoo u codeeyay in madaxwayne Donald J. Trump lasoo...

Somaliland: Wasaaradda beeraha, oo ”Ayaxa” la dagaallamaysa

Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa u kala dirtay kooxo Sida Sunta Ayaxa si looga buufiyo degaanada u ku habsaday sidanna waxa shaaciyay wasiirka Wasaaradda horumarinta...

Wasiirrada Kaahin iyo Koore, oo midiba si uga hadlay go’aamada guddidii dhexdhexaadinta

Wasiirka warfaafinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore, oo ka hadlayay go'aamadii ay soo saareen guddidii dhexdhexaadinta ee xisbiyada mucaaradka Somaliland iyo xukuumadda, ayaa sheegay inay...

Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo aqbalay guddidii dhexdhexaadinta iyo xukuumadda oo ka hadashay

Shir jaraa'id, oo ay qabteen labada xisbi-mucaarad ee Somaliland, ayaa waxaa ku sheegeen inay aqbaleen go'aamadii ay soo jeediyeen guddidii dhexdhexaadinta aha ee ay...

Madaxweynihii hore ee dalka Pakistan ayaa lagu xukuy dil

Madaxweynihii hore ee dalka Pakistan perves mushraf  ayaa maxakamada ku talla dalka Pakistan ay ku xukuntay xukun dil ah . Ka dib markii lagu helay...

WAFTI KA SOCDA BEESHA CALAAMKA AYAA BOQASHO KU TAGAYAA JUBALAND IYADO UU WALI...

Wafti baladhan oo ka socda beesha caalamka ayaa maanta  booqasho  ku tagi doona magalada kismayo ee xaruunta maamulka jubaland. Waftigan matalayaa beesha caalamka ayaa ka...

Wararkii Ugu akhriska badnaa