Maxaa Ka Jira In Uu Wasiir Faratoon Is Casilayo?

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon ayaa sheegay in aanu iscasilayn, waxaanu beeniyay warar sheegaya in uu gudbiyay warqadda iscasilaadda. Wargeyska Geeska...

WARAR SAAB TV SOO GAADHAY, AYAA SHEEGAYA INUU DIBU DHAC KU YIMI SHIRKA DIBU-HESHIISIINTA...

Shirkii dibu heshiisiinta ee maanta lagu waday inuu ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud, ayaa lagu soo warramayaa inuu maanta dib u dhac...

KHASAARAHA QARAX KA DHACAY MUQDISHO

Mid ka mid ah saraakiisha ciidanka Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay qaraxii maanta ka dhacay magaalada muqdisho. Jeneraal Maxamed Dhoore ayaa gaadhigiisa oo nooca surf ahaa...

Gabadh mulkiilaha Facebook lacag waydiisatay oo jawaab layaableh heshay

Gabadh yar oo u dhalatay waddanka Australia ayaa fariin qoraal ah u dirtay mulkiilaha shirkadda Facebook, Mark Zuckerberg, iyadoo ka dalbatay in uu taageero...

Qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo Balli-doogle

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax laga maqlay meel u dhaw kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, inkasta oo aanu jirin...

Ilwad Elman ma ku guulaysan doontaa abaal-marinta Nobel Prize

Ilwad Elman oo ah gabadh asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya, balse haysata dhalashada waddanka Canada ayaa sanadkan kusoo baxday liiska dadka u taagan Billadda...

Suuriya iyo Turkiga oo qarka u saaran in ay dagaalamaan

Ciidamada dawladda madaxweyne Bashaar alAsad ayaa kusii siqaya deegaanada ay hawlgalada ka wadaan ciidamada milatariga dalka Turkigu. Milatariga Turkiga ayaa maalmo ka hor dagaal hubaysan...

Hogaamiayha Daacish miyaa la dilay?

Xogaha ay helayaan qaar ka mid ah warbaahinta Maraykanku ayaa tilmaamaya in la dilay hogaamiyaha sida wayn loo baadi-goobayo ee kooxda Daacish, ninka lagu...

Dab khasaare ka gaystay oo ka kacay kaymaha Australia

Illaa 3 qof ayaa ku dhintay halka kumanaan kalana ay ku dhaawacmeen dab xoog badna oo ka kacay kaymo ku yaala waddanka Australia. Dabkan...

Madaxwayne Farmaajo oo Ka Degay Magaalada Addis Ababa.

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Ka Degay Magaaladda Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.   Madaxwaynaha ayaa Ka Qayb Galaya Shirka 13aad ee Madaxda Dowladaha Xubnaha...

Siyaasi Cabdirraxmaan Cabdishakuur: ” Dawladdii waxay isku caddaysay, inay iyadu argagixisada isticmaalayso”

Siyaasiga Cabdirraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ah guddoomiyaha xisbiga WADAJIR, ayaa si adag uga hadlay hadallo baraha bulshada aad loogu cambaareeyay, kuwaas oo sheegayay inuu...

Maraykanka oo taageero u muujiyay heshiiska Dawladda Soomaaliya iyo Ahlu-Sunna

Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya, ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Amb. Donald Y. Yamamoto, soo dhawaynayo heshiiska ay...

Dabka kaymaha Australia oo New Zealand laga arkayo

Dabka kaymaha waddanka Australia ayaa faraha kasii baxaya, waxaana markan laga arkayaa qaybo ka mid ah dalka ay jaarka yihiin balse baddu u dhaxayso...

Ciraaq oo ka cabsi qabta inuu Maraykanku cunaqabatayn saaro, xilli ay baarlamaanka dalkaasi u...

Masuuliyiinta dalka Ciraaq ayaa cabsi wayn ka qaba cuna-qabatayn uu saaro Maraykanku taasoo ay ku sheegeen inay u keeni doonto burbur-dhaqaale oo saamayn wayn...

Haayadda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa maantoo Khamiis ah qorshaynaysa inay ku dhawaaqdo xaalad...

Haayadda caafimaadka adduunka, ee marka magaceeda lasoo gaabiyo layidhaa WHO ayaa toddobaadkii tagay sheegtay in dillaaca cudurka Coronavirus aanu gaadhin heer lagu qayaxi karo...

Madaxwaynaha Turkiga oo Suuriya ugu baaqay inay ciidamadooda kala baxaan gobolka Idlib

Recep Tayyip Erdogan madaxwaynaha dalka Turkiga ayaa waxa uu ugu baaqay in dawladda Suuriya ay  ciidamadeeda kala baxdo goobaha kormeerka militari ee gobolka dhaca...

Ahlu-sunna oo isku dhiibtay ciidanka dawladda Soomaaliya kadib dagaal dad ku geeryoodeen.

Hoggaanka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa isku dhiibay ciidamada dawladda Soomaaliya kadib dagaal dhex maray Ahlu-sunna iyo ciidanka dawladda, kaasoo galaaftay...

Maraykanka oo qofkii ugu horreeyay u geeryooday cudurka Coronavirus

Qofkii ugu horreeyay ee u geeryooda cudurka Coronavirus dalka Maraykanka, ayaa ku geeryooday gobolka Washington ee dalkaasi. Kadib geerida qofkaas, ayaa waxaa xaalad degdeg ah...

Iiraan oo rajaynaysa hoos u dhac cudurka Coronavirus labada ama saddexda todobaad ee soo...

Madaxweynaha Iiraan Xasan Rooxaani ayaa sheegay inuu rajeynayo in la qaado tallaabooyin lagula dagaallamayo faafitaanka cudurka coronavirus ee aadka u faafa, oo ay ka...

Wararkii ugu danbeeyay ee caabuqa Corona

Caabuqu Coronavirus ayaa wali dunida ku fidaya qaybo badan oo ka mid ah, waxaana hadda uu gaadhay wadamo cusub oo Turkiga, iyo Bolivia ka...