Banaanbax Lagasoo Horjeedo Dawladda Soomaaliya oo ka Socda Muqdisho.

Askari ka Tirsan Ciidamadda Dawladda Soomaaliya ayaa Magaaladda Muqdisho ku Dilay Laba Qof oo Wadda Saarnaa Bajaaj Kuwaas oo La Sheegay in ay Waalid...

Wada-hadallo Washington uga socday Marekanka iyo Shiinaha oo burburay

Wada-hadalladii arrimaha ganacsiga diirrada Lagu saarayay ee Washington uga socday Marekanka iyo Shiinaha ayaa ugu dambeyn guul darro ku dhammaaday,iyadoon wax natiijo ah aan...

Qaraxyo Lagu Weeraray Laba Markab oo Saliida Xambaara Dalka Cumaan.

Tobanaan ka mid ah shaqaalaha laba markab oo saliida xambaara ayaa laga daadgureeyay gudaha maraakiibtii ay saarnaayeen, kadib markii qaraxyo laga dhex maqlay. Maraakiibta oo...

Midawga Yurub oo Iran usoo Jeediyay in aanay Ka Bixin Heshiiskii ay La Gashay...

Midawga yurub ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arinta wadanka iran. Iyagoo muujiyay walaaca ay ka qabaan in xukuumadda tehran ay kordhiso xadiga yuraaniyamta...

Xajku Waa Kulanka ugu Wayn ee ay Dad Ku Kulmaan Adduunka Oo Dhan

Xajku Waa Kulanka ugu Wayn ee ay Dad Ku Kulmaan Adduunka Oo Dhan https://www.youtube.com/watch?v=qUi9RjaJJIk

Ujeedadda Dawladda Soomaaliya Saaka Ciidamadda u Gaysay Dhuusa-Mareeb.

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Sakaa Magaalada Dhuusa-Mareeb Gaysay Ciidamo Ka Tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya Ciidamada ayaa La sheegay in ay qeyb ka noqon doonaan sugida...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka

Madaxweynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo kula yeeshay magaalada Yokohama ee dalka Japan madaxweyne ku-xigeenka Bankiga Adduunka ee qeybta Africa Hafez Ghanem. Wada...

DAADAD DALXIISAYAAL KU LAAYAY KENYA

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay halka hal qofna la la’yahay kadib markii daad uu kusoo rogmaday koox dalxiisayaal ah oo ku sugnaa...

Tuhmanayaal Loo Qabtay Qarax Ka Dhacay Magaaladda Bururu ee Gobolka Oromadda.

Laba Tuhmane ayaa lagu Hayaa Xeradda Booliska Magaaladda Bururu ee Deegaanka Oromadda ee Dalka Itoobiya, Kuwaas oo Lagu Tuhunsan yahay inay ka Danbeeyeen Qarax...

Waddada u dhexaysa Jawhar iyo Balcad ayaa lagu dilay masuuliyiin

Warar Saab TV uu helayo, ayaa sheegaya in illaa 3 masuul oo ka tirsan maamulka Hir-shabeelle lagu dilay waddada u dhexaysa Jawhar iyo Balcad. Geerida...

Guddoomiyaha Waddani Oo Cusbitaalka Ku Booqday Fanaanada Maryan Mursal

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Oo ay wehelinayaan xubno ka tirsan xisbigaasi ayaa saaka cusbitaalka ku booqday Fanaanada Caanka ah...

Boqor Buur-madow, oo xaal iyo raalligelin ka siiyay madaxwaynaha Jabbuuti, hadalladii Guddoomiye Faysal Cali-waraabe

Magaalada Hargeysa waxaa warfidiyeenka kula hadlay boqor Cismaan Aw-Maxamuud ''Buur-madow'', boqor Buur-madow ayaa sheegay inuu xaal iyo raalligen ka siinayo madaxwaynaha jamhuuriyadda Jabbuuti Ismaaciil...

Soomaaliya iyo Qatar oo Garab u Muujiyey Dawladda Turkiga.

Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dalka Qatar ayaa si adag uga Horyimid Go'aan ay Soosaareen Dawladaha Carabta oo Lagu Dhaleeceeyay Duulaanka uu Dalka Turkigu ku...

Farmaajo oo Ruushka u duulay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa safar ugu baxay waddanka Ruushka iyadoo la filayo in halkaas uu shir kaga qayb galo, sida ay ku warantay madaxtooyada...

Somaliland iyo Puntland, oo la filayo inay ku dhufato duufaantii ugu laxaadka weynayd muddo...

Duufanta Kyarr, ayaa la filayaa inay ku dhufato deegannada Somaliland iyo Puntland, sida ay ka digtay haayadda qaramada midoobay u qaabilsan cuntanda iyo beeruhu...

DH ee Hargeysa oo baadhaysa fayo-qabka weelka hudheelada

Dowlada Hoose ee magaalada Hargeysa ayaa bilawday hawl-gal ay ugu kuur galayso fayo-qabka weelka ay wax ku kariyaan hudheelada yar yar ee magaalada caasimadda...

Dal cusub oo kusoo biiraya wadamada caalamka

Dadka jasiirada Bougainville ee waddanka Papua New Guinea ayaa u codeeyay in ay ka go'aan waddanka intiisa kale, sida laga arkay natiijada afti dhawaan laga...

Garyaqaan Mubarik Aar oo dhaliilay madaxweynaha iyo xisbiyada

Garyaqaan Mubaarik Aar oo ka tirsan sharci-yaqaanda Somaliland isla markaana jaamacadaha dalka wax ka dhiga ayaa ka hadlay khilaafka komishanka doorashooyinka ee cusub waxaanu...

Cadceed-madoobaad laga arkay Hargeysa saaka

Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa saaka subixii laga arkay cadceed-madoobaad, taas oo keentay in dad badani ay bilaabaan salaadda kusoo aroortay xiliga ay...

Sucuudiga oo taageero u muujiyay Maraykanka isagoo dhaleeceeyay weerarkii ay iiraan ku qaadday saldhigyada...

Wasiiru-dawlaha arrimaha dibadda ee dalka Sacuudi Carabiya Caadil Al-Jubayr ayaa si adag u dhaleeceeyay weerarradii gantaalaha ee ay maalintii Arbacada ahayd Iiraan ku qaadday...