Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Ka Degay Magaaladda Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.
 
Madaxwaynaha ayaa Ka Qayb Galaya Shirka 13aad ee Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah IGAD.
 
Madaxwaynaha Soomaaliya waxaa Si diiran ugusoo Dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Bole International Airport ee Addis Ababa Haweenayda Madaxwaynaha Ka ah Dalkaasi Sahle-Work Zewde

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga