Garyaqaan Mubaarik Aar oo ka tirsan sharci-yaqaanda Somaliland isla markaana jaamacadaha dalka wax ka dhiga ayaa ka hadlay khilaafka komishanka doorashooyinka ee cusub waxaanu tibaaxay in marka sharciga la eego ay dhammaan qaldanyihiin dhinacyada ay khusayso doorashadu, hadii ay noqoto Golaha Guurtida, Golaha Wakiiladda, Madaxwaynaha iyo xisbiga WADDANI.

Mr. Aar ayaa saaka warbaahinta Hargeysa kula hadlay.

GOORDHOW WARKAN OO DHAMMAYSTIRAN KA DAAWO SAABTV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga