Madaxwayne Farmaajo ayaa caawa furaya wada hadalladii u dhexeeyay Puntland iyo Jubbaland oo dhinac...

Madaxwayne Farmaajo ayaa caawa furaya wada hadalladii u dhexeeyay Punland-Jubbaland oo dhinaca ah iyo DFS oo dhinaca kale ah. Agaasimaha madaxtooyada Somaliland Cabdinuur Axmed Maxamed...

Armeeniya oo weerar cusub ku qaaday Azerbijaan

Illaa todobad qof ayaa lagu dilay halka dad kalana lagu dhaawacay weeraro ay xili habeenimo ah Armeeniya ku qaaday deegaano ka mid ah dalka...

Diyaaradda Air DJibouti oo shil ku gashay Garoowe

Diyaaradda Air DJibouti ayaa shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland, dalka Soomaaliya. Ma jiro wax khasaare ah oo ka...

Shiinaha iyo Hindiya oo ciidamada kala qaaday kadib bilo ay is hor fadhiyeen

Ciidamada ayay kala qaateen kadib bilo ay milatarigooda kusoo daabulayeen xadka, isla markaana tobanan askari Hindiya lagaga dilay. Shiinaha iyo Hindiya waxay ku heshiiyeen in...

Itoobiya iyo Qaramada Midoobay oo baadhaya tacadiyada ka dhacay Tigrayga

Qaramada Midoobay iyo dawladda Itoobiya waxay ku heshiiyeen in si madax banaan baadhitaano loogu sameeyo tacadiyo la sheegay in ay ka dhaceen gobolka Tigrayga...

Maraykanka oo baadhaya halka uu kasoo bilaabmay Covid-19

Maraykanku wuxuu rabaa in uu ogaado meesha saxda ee uu ka yimi fayraska Covid-19, sida uu usoo bilaabmay iyo in ay jiraan ujeedooyin kale. Waa...

Maxaad ka ogtahay doorashada Itoobiya looga dareeray saaka

Abiy Axmed wuxuu marayaa tijaabadiisii koobaad iyadoo Itoobiya looga dareeray doorashooyinka guud ee dalkaas. Doorashada Itoobiya oo ah mid guud ayay shacabka dalkani u codaynayaan...

Wasiir Khadiija oo u jawaabtay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

Wasiirka Gargaarka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay ahdalo uu yidhi Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Soomaaliya. Khadiija Maxamed Diiriye oo qoraal soo dhigtay barteda Facebook...

Yaa ku jira liiska Aqalka Sare ee Galmudug, yaa se laga tegay

Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa soo saaray liiska qaar ka mid ah murashaxiinta laga rabo ee maamulkiisa ku metelaysa Aqalka Sare. 6 ka mid ah 8...

Malaysia oo isha ku haysa maxkamadaynta nin u dhashay oo Soomaaliya lagu hayo

Wasaaradda Arimaha Dibadda ee dalka Malaysia ayaa sheegtay in ay si dhaw ula socoto kiiska maxkamadaynta ee nin u dhashay dlakaas loona haysto in...

Qaramada Midoobay oo ka hadashay saraakiisheeda ay Itoobiya caydhisay

Qaramada Midoobay ayaa si kulul uga hadashay qaar ka mid ah saraakiisheeda oo ay caydhisay dawladda Itoobiya kadib eedaymo ay u jeedisay. Xoghayaha Guud ee...

Dhimashada oo 120 kor u dhaaftay Guriceel

Dagaalka badhtamaha dalka Soomaaliya ayaa sii xoogaysanaya iyadoo dhumashadu kor usii socota. In ka badan 120 qof ayaa la xaqiijiyay dhimashadooda labada dhinacba, saddexdii maalmood...

Hablaha Sucuudiga oo loo furay horyaal cusub oo kubadda cagta ah

Sucuudiga ayaa furaya tartankii ugu horeeyay ee kubadda cagta ah ee dalkaas ay kaga qayb qaataan haweenka Sucuudigu. Horyaalka cusub ayay ku tartami doonaan hablaha...

Shiinaha oo qalabaynaya Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho

Dawladda Shiinaha ayaa balan qaaday in ay qalabayn ku samayn doonto Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho, kaas oo muddooyinkii dhawaa lagu sameeyay dayactir iskaa-wax-u-qabso...

Itoobiya oo mar kale duullaan ku qaadaysa Maqalle

Dawlada Itoobiya ayaa mar kale qorshaynaysa in ay dullaan toos ah ku qaado magaalada Maqalle ee caasimadda Tigrayga, iyadoo la filayo in ciidamada Itoobiyaaya...

Shir-madaxeedka Afrika oo galay maalintii labaad

Shir madaxeedka wadamada Afrika ayaa galay maalntii labaad iyadoo madaxweynyaasha iyo hogaamiyayaasha kale ee Afrika ay ku suagn yihiin magaalada Addis Ababa ee xarunta...

Cuno-qabatayn lagusoo rogay Ruushka iyo Xiisadda Yukrayn oo taagan

Dawladaha Reer Galbeedka ayaa cuno qabtayno dhawr ah waxay kusoo rogeen dalka Ruushka. Dawladaha Maraykanka, Ingiriiska, iyo Jarmalka ayaa imika cuno qabatayno dhinacyo kala duwan...

Mudaharaado waawayn oo ka socda dalka Pakistan

Mudaharaado waawayn ayaa ka socda dalka Pakistan kadib xil-ka-qaadistii ay baarlamanka dal kaasi ku sameeyeen raysalwasaarahii dalkaas. Cimraan Khaan ayay baarlamanka Pakistan eryeen iyadoo maanta...

Midawga Yurub oo adduun badan u balan qaaday taakulada Waaheen

Midawga Yurub waxay balan qaadeen tobanaan kun oo dollarka Maraykanka ah oo ay ku taageerayaan wax ka qabashada musiibadii ka dhacday suuqa ugu wayn...

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Yukrayn

Hawl gal wayn oo lagu samata bixinayo dadka shacabka ah ee ku jira aaga warshadaha ee magaalada Mariupol ee dalka Yukrayn ayaa socda. Labada dhinacba...