Mudaharaado waawayn ayaa ka socda dalka Pakistan kadib xil-ka-qaadistii ay baarlamanka dal kaasi ku sameeyeen raysalwasaarahii dalkaas.

Cimraan Khaan ayay baarlamanka Pakistan eryeen iyadoo maanta la dooranayo raysalwasaare cusub.

Tobanaan kun oo qof ayaa tuban wadooyinka magaalooyinka waawayn, sida Karachi.

Dadku waxay dalbanayaan in Cimraan Khaan dib loogu soo celiyo takada

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga