Wasiirka Gargaarka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay ahdalo uu yidhi Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Soomaaliya.

Khadiija Maxamed Diiriye oo qoraal soo dhigtay barteda Facebook ayaa ka hadashay hadal uu Xamsa Saciid Xamsa ku sheegay in wasaaradda markii uu yimi aanay lahayn wax xafiis ah oo lagu shaqeeyo. Khadiija ayaa sheegtay in ay warqad hore ugu dirtay xafiiska raysalwasaaraha ay kaga hadlayso baahiyaha wasaaradeeda markaas.

Xamsa ayaa sidoo kale sheegay in wasaaradda markii uu yimi ay shaqaalaha fasax iska ahaayeen muddo dheer iyagoo qaata mushaharka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga