Madaxwayne Farmaajo ayaa caawa furaya wada hadalladii u dhexeeyay Punland-Jubbaland oo dhinaca ah iyo DFS oo dhinaca kale ah.

Agaasimaha madaxtooyada Somaliland Cabdinuur Axmed Maxamed ayaa yidhi sidan:

“Madaxweyne JFS ayaa caawa si rasmi ah u furaya wadahadallada arrimaha doorashooyinka ee u dhaxeeya DFS iyo Dowlad Goboleedyada Puntland & Jubaland, Xalay ayay madaxdu ku yeelatay Villa Soomaaliya kulan casho sharaf iyo soo dhaweyn ah oo horudhac u ah kan caawa loo ballansan yahay”.

Dadwaynaha Soomaaliya ayaa si wayn ugu dhegtaagaya natiijada kasoo bixi doonta wada hadalladan.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga