Dagaalka badhtamaha dalka Soomaaliya ayaa sii xoogaysanaya iyadoo dhumashadu kor usii socota.

In ka badan 120 qof ayaa la xaqiijiyay dhimashadooda labada dhinacba, saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay.

Dhinacyada ayaan gaadhin wax heshiis ah iyadoo lagasoo cabsi qabo dullaano kala duwan oo dhinacyadu ay isku qaadaan.

Ciidamada dawladda iyo Ahlu Sunna ayaa ku dagaalamay deegaanka Guriceel, iyadoo ay maamulka Galmudug isku khilaafeen maamulkii deegaanka oo Ahlu Sunna ay caydhisay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga