Tigrayga ‘oo burburiyay guutada 21-aad ee ciidamada federaalka’

Afhayeen u hadlay maamulka Mekelle ee Tigrayga Itoobiya ayaa xusay in ay gabi ahaanba baabiiyeen guutada 21aad ee ciidamada federaalka Itoobiya oo gobolka uu...

Arsenal oo eriday Unai Emery

Kooxda Arsenal ee ka ciyaarta horyaalka waddanka Ingiriiska ayaa si rasmi ah shaqada uga caydhisay tababarihii kooxdaas. Unai Emery ayaa shaqaddan hayay muddo 18 bilood...

Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo aqbalay guddidii dhexdhexaadinta iyo xukuumadda oo ka hadashay

Shir jaraa'id, oo ay qabteen labada xisbi-mucaarad ee Somaliland, ayaa waxaa ku sheegeen inay aqbaleen go'aamadii ay soo jeediyeen guddidii dhexdhexaadinta aha ee ay...

Faah Faahin Ku Saabsan Qaraxyo Galabta Magaalada Muqdisho Ka Dhacay.

Laba Qarax Ayaa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho, Mid Kamid Ah Labadaas Qarax Ayaa Ka Dhacay Isgoyska Dabka Halka Kan Kale Uu Ka Dhacay Dhabarka...

Suldaan Qaabuuskii Cummaan oo geeriyooday

Suldaan Qaboos oo ahaa hogaamiyihii dalka Cummaan ayaa geeriyooday kadib kadib muddo uu xanuun u jiifay. Qaboos oo ahaa 79-jir ayaa ahaa ninka ugu xukunka...

Ruushka: Hoggaamiyaha mucaaradka Ruushka oo laga shakisan yahay in la sumeeyay ayaa loo diiday...

Madaxa dhakhaatiirta ee cisbitaalka Siberian kaas oo daweynaya ninka ku caanka baxay  dhaleeceynta aqalka looga arrimiyo Ruushka ee Kremlin, Alexei Navalny ayaa sheegay maantoo...

Puntland oo wakiil cusub u magacawday Maraykanka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 68, 21 September 2019, ku magacaabay Wakiilka Puntland ee Dalka Maraykanka. Warsaxaafadeed kasoo baxay...

Sucuudiga oo hanjabaad u diray Xuutiyiinta

Sucuudiga ayaa ku goodiyay in uu tallaabo ka qaadayo Xuutiyiinta dalka Yemen kadib weeraro kale oo kooxdu ay ku qaaday gudaha dalka Sucuudiga. Xuutiyiinta ayaa...

Qarax Khasaare Gaystay oo maanta ka dhacay dalka Turkiga

Qarax xoogan ayaa maanta ka dhacay barxadda hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha dalka Turkiga, kaas oo sababay inay ku dhaawacmaan laba sarkaal oo ka...

Madaxweyne walaalkii raysalwasaare ka dhigay

Madaxweynaha cusub ee dalka Sri Lanka ayaa nin ay walaalo yihiin u magacaabay ra'iisul wasaaraha waddanka. Madaxweynahan ayaa dhawaan talada qabtay. Gotabaya Rajapaksa ayaa walaalkii...

Maraykanka oo sheegaya liiska siyaasiyiinta diiddan doorashada

Maraykanka ayaa markii ugu horaysay lagu wadaa in uu shaaciyo liis ay ku jiraan siyaasiyiin uu aaminsanyahay in ay wadaan qaska siyaasadeed iyo doorashooyinka...

Madaxwayne Erdogan, ayaa codsi hub-ka-iibin ah u sheeganaya Trump

Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa mar uu u warramayay wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay, inuu madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump kala...

Dibad baxyada Sudan oo mar kale kordhay

Dibad baxyada Sudan ayaa mar kale kordhay iyadoo todobaadkii labaad ee xidhiidh ah ay dibad baxayaal cadhaysani socod ku tageen qasriga madaxtooyada Sudan ee...

Maraykanka oo yareeyay duqaymaha uu dunida ka fulin jiray

Maraykanku wuxuu yareeyay duqaymaha ay diyaaradihiisu ka fulin jireen dunida, gaar ahaan wadamada ay ku suagn yihiin kooxaha uu u yaqaano aragagxiisada. Waa tallaabo lagu...

Midawga Yurub oo Itoobiya ugu Deeqay aduun Lacageed oo Gaadhaysa $22-Million

Dawladda Itoobiya iyo Midawga Yurub ayaa Kala Saxeexday heshiis uu Midawga Yurub ugu Deeqayo $22 Million dawladda Itoobiya. Admasu Nebebe, Wasiirka Dhaqaalaha Dalka Itoobiya iyo...

Baydhabo: Ciidamadda Itoobiya oo Xidhay Sheekh Muktaar Roobow

Wararka nagoo Gaadhaya Magaaladda Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ayaa Sheegay In Ciidamadda Itoobiya Ee Ku Sugan Magaaladda Baydhabo ay Qafaasheen Sheekh Muktaar Roobow...

4 qof ayaa geeryooday dalka Pakistan, kadib isku dhac dhex maray ciidamada ammaanka iyo...

Ugu yaraan afar qof ayaa geeryooday halka ay dhaawacmeen 28 kale, kadib isku dhac dhex maray ciidamada ammaanka Pakistan iyo dibad-baxayaal cadhaysan magaalada dhacda...

Bannaanbaxyo Iska-soo hor-jeeda oo ka Dhacay Caasimadda Mareykanka

Magaalada Washington, ee caasimadda dalka Maraykanka waxaa shalay ka dhacay bannaanbax ay soo qaban-qaabiyeen kooxaha midigta fog ee ajaanibka neceb, iyaga oo sheegay in...

Wiil Soomaali ah oo Canada lagu toogtay

Magaalada Toronto ee dalka Canada waxa lagu dilay wiil Soomaali ah oo lagu magacaabi jiray Haabiil Axmed Cadbullaahi. Haabiil ayaa ahaa 21 jir iyadoo marka...

Tuhmanayaal Loo Qabtay Qarax Ka Dhacay Magaaladda Bururu ee Gobolka Oromadda.

Laba Tuhmane ayaa lagu Hayaa Xeradda Booliska Magaaladda Bururu ee Deegaanka Oromadda ee Dalka Itoobiya, Kuwaas oo Lagu Tuhunsan yahay inay ka Danbeeyeen Qarax...