Kooxda Arsenal ee ka ciyaarta horyaalka waddanka Ingiriiska ayaa si rasmi ah shaqada uga caydhisay tababarihii kooxdaas.

Unai Emery ayaa shaqaddan hayay muddo 18 bilood ah, waxaanu la daalaadhacayay guul-darrooyin badan oo kooxda soo wajahay iyadoo taageerayaasha qaarna ay ku canaanteen qaab ciyaareedkiisa kooxda.

Waxa loo badaniyaa in uu bedelo macalinka reer Sweden ee Freddie Ljungberg. Iyadoo ay sugayso shaqo badan xili uu wax badan ka qaban karo kooxda maadaama uu xili-ciyaareedku meel dhexe marayo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga