Magaalada Washington, ee caasimadda dalka Maraykanka waxaa shalay ka dhacay bannaanbax ay soo qaban-qaabiyeen kooxaha midigta fog ee ajaanibka neceb, iyaga oo sheegay in ay u doodayaan xuquuqda dadka caddaanka ah.

Bannaanbaxan ayaa waxaa barbar socday mid kale oo looga soo horjeeday kooxaha midigta fog.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga