Askar Lagu edeeyay in ay Khaarijinayeen Ra’iisal Wasaare Abiy oo Xukun Lagu Riday

Maxkamad milatari dalka itoobiya ayaa 66 askari ku riday xukun u dhexeeya afar ilaa 15 sanno oo xadhig ah, askarta ayaa bishii october ee...

Dhismaha ugu Baalaadhan Dunidda

Dhismaha Warshada Diyaaradaha Samaysa ee Shirkada Boeing Bawin oo Ku Yaala Magaalada Everett ee Gobolka Washington ee Dalka Maraykanka ayaa Lagu Tilmaamay Dhismaha ugu...

Xabad Joojin Lagu Waddo in La Dhex Dhigo Kooxaha Ku Dagaalamaya Dalka Yemen

Qaramada Midoobay ayaa Qorshaysay in Xabad-Joojin Cusub Laga Bilaabo Magaalada Xudayda ee Dalka Yemen, Xabadjoojinta ayaa La Dhexdhigayaa Kooxda Xuutiyinta iyo Dawladda Aduunyadu aqoonsatahay...

21 qof ayaa ku dhintay Dagaal qowmiyadeed oo ka dhacay Ethiopia

Ugu yaraan 21 qof ayaa lagu dilay Dagaal Maalmiihii ugu Danbeeyay ku dhex Marayey Qoomiyadaha Soomaalidda iyo Oromadda koonfurta Itoobiya, sida ay sheegtay idaacadda...

Madaxweynihii Hore ee Itoobiya Girma Wolde oo Geeriyooday

Madaxweynihii Hore ee Dalka Itoobiya, Girma Wolde-Giorgis, ayaa Ku Geeriyooday Magaaladda Caasimadda ah ee Addis Ababa Maanta oo Sabti ah, Sida ay Ku Warantay...

Australia oo Magaaladda Qudus u Aqoonsatay Caasimadda Israa’iil.

Ra'iisal Wasaaraha Dalka Australia, Scott Morison, ayaa Sheegay in Dawladdiisu ay Galbeedka Magaalada Qudus u Aqoonsatay Caasimada Israa'iil, Balse Wuxuu Sheegay in aan Safaaradooda...

Maxay ku Heshiiyeen Madaxwayneyaasha Somalia iyo Eritrea.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Isaias Afwerki oo kulamo wadatashi ah ku yeeshay Muqdisho ayaa ku heshiiyey in la xoojiyo...

Tanzaaniya oo Laga Dhisayo Dhaamka ugu Wayn Beriga Africa ee Koronto Laga Dhaliyo

Madaxweynaha Dalka Tanzaaniya, John Magafuli, ayaa Saxeexay Heshiish Lagu Dhisayo Dhaam Wayn oo Laga Dhalin doono Koranto, iyadoo Lagu Wado in uu Mashruucani noqdo...

Baydhabo: Ciidamadda Itoobiya oo Xidhay Sheekh Muktaar Roobow

Wararka nagoo Gaadhaya Magaaladda Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ayaa Sheegay In Ciidamadda Itoobiya Ee Ku Sugan Magaaladda Baydhabo ay Qafaasheen Sheekh Muktaar Roobow...

Madaxwaynaha Eritrea oo Hadda Booqasho Ku Yimid Muqdisho.

Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Lagusoo Dhaweeyay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Madaxwaynaha Eritrea iyo Weftigiisa ayaa Garoonka Magaaladda...

Diyaar Garowga Soo dhawaynta Madaxwaynaha Eritrea oo Muqdisho ka Socota

Amaanka magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay iyada oo La Filayo in Saacadaha Soo Socda uu soo gaadho wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Eritrea...

Saddex Ruux oo Lagu Dilay Toogasho ka Dhacday Bariga Dalka Faransiiska

3 qof ayaa lagu dilay halka 12 kalana lagu dhaawacay toogasho ka dhacday magaalada strasbourg oo dhacda bariga dalka faransiiska. ninka weerarka gaystay ayay boolisku...

Madaxwaynaha Congo oo Shaaciyey in aanu Dib Isusoo Sharixi Doono

Iyadoo lagu wado in doorashada madaxtinimda ee jamhuuriyada dimuqraadiga ah ee koongo ay qabsoonto dhamaadka bishan aynu ku jirno ee december, ayuu madaxweyne joseph...

Maxaabiis itoobiya u dhashay oo Lagasoo Daayey Jeelasha Sacuudiga

Dad gaadhaya ilaa 450 Qof ayaa dib loogu celiyay gudaha dalka itoobiya; iyagoo laga keenay dalka sucuudi arabiya. Dadkan oo itoobiyaan ahaa ayaa lagasoo daayay...

Madaxwayne Macron oo Markii ugu Horaysay ka Hadlay Rabshadaha Ka Socda Dalkiisa

Madaxweynaha dalka faransiiska, Emanual Macron ayaa ballan qaaday in dawladdiisu ay samayn doonto mushahar kordhin iyo in sidoo kale la dhimi doono cashuurta, si...

“Waxaanu gudbinay mooshin aanu xilka kaga qaadayno madaxweyne farmaajo”

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka somaliya ayaa mooshin ka dhan ah madaxweyne maxamed cabdillaahi farmaajo u gudbiyay gudoonka baarlamaanka. "waxaanu gudbinay mooshin aanu xilka kaga qaadayno...

Todoba israa’iilyiin ah ayaa lagu dhaawacay toogasho ka dhacday daanta galbeed.

Gaadhi ay wateen koox falastiiniyiin ah ayaa rasaas ku furay dad israa’iliyiin ah oo ku sugnaa bariga magaalada raamallah oo ku taala daanta galbeed...

Masuuliyiin Ku Dhintay Diyaarad Ciidan Kusoo Dhacday Dalka Suudan

Diyaarad nooca helikabtarta ah ayaa ku burburtay bariga dalka sudan, halkaas oo uu ku dhintay badhasaabkii gobolka ay kusoo dhacday, iyo afar  masuul oo...

Hurdadda Badan oo Keenta Dhimasho Deg Deg ah.

Khubarada Caafimaadka ayaa inta Badan Kula Taliya Dadka Waawayn in ay Helaan 6 Ilaa 8 Saacadood oo Hurdo ah Habeenkii, Balse Waxa La Sheegayaa...

Dawladda yemen oo ku gacan saydhay dalab uga Yimid Jabhadda Xuutiyiinta

La Taliyaha Madaxweynaha Dalka Yemen Ayaa Diiday Soo-Jeedinta Kooxda Xuutiyiinta Oo Dalbatay In Dawlad Kumeel gaadh Ah Laga Yagleelo Dalkan Ay Colaaduhu Baabiyeen Ee...

Wararkii Ugu akhriska badnaa