Dawladda Ingiriiska oo ka Hadashay Sida Xal Waara Loogu Heli Karo Qaddiyadda Falastiin iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ingiriiska James Cleverly oo booqasho ku tagay dalka Falastiin ayaa magaalada Ramallah kulan kula qaatay Ra’iisal-wasaaraha Falastiin Mohammad Shtayyeh, kuwaas oo...

Warbixino ka Hadlaya Dadka Qaba Xannuunada Dhimirka ee ku Nool Somaliland iyo Dalalka Kale...

Dalka Somaliland waxa uu ka mid yahay dalalka Afrika ee ay ku soo badanayaan dadka qaba xannuunada dhimirku, iyadoo sidoo kale ay aad u...

Xisbiga WADDANI oo ka Hadlay Qorshayaha uga Meel Yaala Horumarinta Ciyaaraha haddii ay talada...

Xoghayaha Guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Khadar Xuseen Cabdi ayaa sheegay in haddii ay xisbi ahaan talada dalka ku guulaystaan ay qorshe...

Somaliland oo sheegtay inay qaadayso tallaabo millatari oo ka dhan Kooxaha ku soo Duulay...

Xukuumadda Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay caawa soo saartay waxay kaga hadashay xaaladaha amni ee magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle, iyadoo sheegtay in kooxo argagixiso ahi...

Qaar ka mid ah Shaqaalaha Degmooyinka Hargeysa iyo Ciidanka Booliska oo la siiyey Tababar...

Xafiiska Maareynta Khataraha iyo Masiibooyinka ee Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa Shaqaalaha degmooyinka Gacmo-dheere, 26-ka June, Gacan-libaax iyo Ciidanka Booliska ee xarunta Dawlada Hoose...

Guddida Golaha Wakiillada ee Iswaafajinta Xeerarka Doorashooyinka ayaa kulamo la qaatay Maxkamadda Sare iyo...

Guddida Iswaafajinta Xeerarka Doorashooyinka Golaha Wakiilada Somaliland oo sii wada kulmadoodii shaqo ayaa maanta goobo kala duwan ku yeeshay fadhiyadoodii 12aad iyo 13aad. Sida lagu...

Sanduuqa Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya oo maanta Laga Daah-furay Muqdisho

Ra'iisal-wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa Dowladda Soomaaliya ka taageereyso...

Madaxwaynaha Somaliland oo sameeyay isku-shaandhayn kooban.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto aan la shaacin oo cidda ay khusayso oo qudha loo dhiibay waxa uu xilalkii kaga qaaday Wasiirkii...

Safiirka Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka dhaqanka iyo Isdhexgalka Bulshooyinka Caalamka

Safiirka dawladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Ambassador Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Changsha ee caasimadda gobolka Hunan ee dalkaasi Shiinaha uga qeybgalay...

Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya ee Safarka ku Joogay dalka Qatar ayaa dib ugu soo Laabtay Muqdisho

Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu soo dhamaystay safar uu ku...

Ruushka, Turkiga iyo Qadar oo ka Wada Shaqaynaya Qamadiga loo soo dhoofinayo Afrika

Dalalka Ruushka, Turkiga iyo Qatar ayaa doonaya inay ka wada shaqeeyaan sidii qamadiga iyo sareenka laga soo saaro Ruushka loogu dhoofin lahaa wadamada ku...

Maxay ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliska Ciidanka Soomaaliya?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku jooga Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maanta shir la qaatay hoggaanka taliska Ciidamada Soomaaliya, kaas oo lagaga...

Dad Badan oo ku Dhintay Roobab Duufaano Watay oo ka Da’ay Qaaradda Yurub

Roobab duufaano watay oo ka da’ay qaar ka mid ah dalalka qaaradda Yurub oo uu waddanka Turkigu ka mid yahay ayaa la sheegay inay...

Qalabka Dabka Lagula Dagaalamayo oo la Gaadhsiiyey Xarunta Degmada Maxamuud Haybe ee Caasimadda Hargeysa

Xafiiska Maaraynta Khataraha Masiibooyinka ee Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta qalabka kala duwan ee dabka lagula dagaalamo guddoonsiiyey Degmada Maxamuud Haybe ee Caasimadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaadhay Degmada Aadan Yabaale ee Shabeelaha Dhexe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku lebbisan dirayska ciidamada ayaa maanta gaadhay degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ee dalka Soomaaliya. Qoraal ka...

Imaaraadka Carabta oo $4.5 bilyan oo dollar ku maalgelinaya mashaariic Laga fulinayo Afrika

Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa ballanqaaday inay qaaradda Afrika ka hirgelin doonto maalgelinta tamarta nadiifta ee dib loo cusboonaysiin karo, taas oo ay ku baxayso...

Qodobo ay ka Wadahadleen Ra’iisal-wasaarayaasha Soomaaliya iyo Qatar

Ra’iisal-wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay...

Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya iyo Wefti Ballaadhan oo la socda ayaa safar ugu baxay dalka Qatar

Ra’iisal-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi ballaadhan oo hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Sida...

Dawladaha Iran iyo Turkiga oo Isla Qaatay in la sii Xoojiyo Iskaashiga u Dhexeeya

Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka Iran iyo Turkiga Hossein Amir-Abdolahian iyo Hakan Fidan oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Tehran ee caasimadda dalka Iran ayaa...

Dawladda Waqooyiga Kuuriya oo Samaysay Dhool-tus ay Isugu Diyaarinayso Dagaalka Nugliyeerka

Ciidamada kala duwan ee dalka Waqooyiga Kuuriya ayaa sameeyey dhoola-tus millatari oo lagu soo bandhigay Isticmaalka xeeladaha la isugu diyaariyo noocyada kala duwan ee...