Beesha Caalamka oo taageertay wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya

Wadamada beesha caalamka ee taageerta Soomaaliya ayaa taageero u muujiyay wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya uga furmay dalka Jabuuti ee ay soo agaasimeen dawladaha Jabuuti...

Madaxwayne Biixi ayaa Maraykanka udiray dhambaal hambalyo ah oo la xidhiidha markii ay madax-bannaanida...

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Uu Dal-weynaha Maraykanka Iyo Shacabkiisa Ku Hambalyeynayaa Sannad Guurada Ka Soo Wareegtay Markii Ay Madax-bannaanida Qaateen. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Somaliland...

Erdogan oo booqday masaajidka Hagia Sophia

Erdogan wuxuu booqsho lama filaan ah ku tagay masaajidka wayn ee Haiga Sophia oo dhawaan uun laga bedelay madxaf kadibna masaajid laga dhigay. Madaxweynaha Turkiga,...

Mudaharaado waawayn oo ka socda Israel

Israel waxa ka socda dibad baxyo waawayn oo lagaga soo hor jeedo raysalwasaaraha Yuhuuda Ben Netenyahu. Kumanaan qof oo dalbanaya in Netehyahu uu xilka...

Wasiirka wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland, ayaa saxeexay xeer-nidaamiyaha maamulka hirarka isgaadhsiinta qaranka

  Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo Technology-yadda Somaliland, Cabdiweli Suufi Jibriil, ayaa saxeexay xeer-nidaamiyaha maamulka hirarka isgaadhsiinta. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu yidhi:

Donald Trump oo Sabtida shaqadiisa kusoo noqonaya

Donald Trump wuxuu mar kale ku laabanayaa shaqadiisa maalinlaha kadib xanuunka safmarka ah ee Covid-19 oo ku dhacay maamlmo ka hor. Dhakhaatiirta la tacaalaysay caafimaadka...

Xuutiyiinta ‘oo laayay askar Sucuudiga u dhalatay’

Xuutiyiinta Yemen waxay sheegteen in ay dileen tiro askar u dhashay dalka Sucuudiga oo ay ku dileen magaalada Marib ee dhacda galbeedka Yemen. 8 askari...

Burburka diyaaraddii la waayay iyo qaybo kamid ah jidhka rakaabkii saarnaa ayaa laga helay...

Maamuleyaasha dalka Indonesia ayaa sheegay inay heleen goob ay rumeysan yihiin in diyaarad rakaab ah oo nooceedu ahaa Boeing 737 ay ku dhacday badda...

Ruushka iyo Shiinaha oo bayaan wadajir ah soo saaray, kuna baaqay kulan degdeg ah...

Dawladaha Ruushka iyo Shiinaha ayaa ku baaqay shir ay isugu yimaadaan Golaha Amaanka  ee Qaramada Midoobay, kaas oo ay uga hadlayaan waxa ay ugu...

Kumannaan qof oo ka barakacay gudaha Congo

Gudaha Congo waxa qaxay kumanaan qof kadib markii ay noloshooda halis galisay fulkaano ka qarxay deegaan buuralay bariga Cogo ee badhtamaha qaaradda Afrika. Maamulka magaalada...

Tababarihii xulka Soomaaliya oo la eryay

Tababaraihii xulka qaranka ee Soomaaliya ayaa laga eryay shaqada xili xulka Soomaaliya ay isu diyaarinayaan tartan dhawaan ka furmi doona dalka Qatar ee Khaliijka. Salif...

Messi oo ugu danbayn ku guulaystay Copa America

Ciyaaryahanka heerka caalami ee Lionel  Messi ayaa ku guulaystay xalay in xulkiisa uu la qaado koobka Copa America, oo taariikhda markii ugu horaysay uu la...

Midawga Murashaxiintu maxay ka yidhaahdeen khilaafka Farmaajo iyo Rooble

Golaha Midawga Murashaxiinta ee Soomaaliya ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Farmaajo iyo raysalwasaarihiisa Rooble, oo maalmihii lasoo dhaafay...

“Farmaajo iyo kooxdiisu haka fogaadaan xil-ka-qaadista Rooble” Crisis Group

Hay’adda xasaradaha ee Crisis Groupwaxay war cusub kasoo saartay xaaladda siyaasadda ee dalka Soomaaliya, iyadoo ka digtay muranka sii xoogaysanaya ee ka dhexeeya labada...

Maxaad ka ogtahay shanta kursi ee “Somaliland” ee maanta Muqdisho lagu dooranayo

Shan ka mid ah kuraasta loogu talo galay deegaanada Somaliland ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu dooranayaa gudaha teendhada Afisyooni ee madaarka Muqdisho. Shanta kursi...

Covid-19 oo illaa sanadka danbe sii socon doona

Safmarka Coivd-19 ee dunida dhimashada badan ku sababay ayaa la saadaalinayaa in uu illaa sanadka danbe sii socon doono, sida ay sheegtay hay'adda Qaramada...

Ingiriiska oo Soomaaliya ku taageeray go’aan AMISOM ka dhan ah

Ingiriisku wuxuu Soomaaliya ku taageeray go’aankeeda diidamada ahaa ee ay ka qaadatay in la ballaadhiyo hawl galka nabad ilaalinta Midawga Afrika ee Soomaaliya ee...

Dagaal xalay ka dhacay magaalada Baydhabo

Magaalada Byadhabo ee xarunta gobolka bayw axa xalay ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada Koonfur galbeed, ASISOM, iyo dhanka kale alShabaab. Dagaalamayaal ka...

Maraykanka oo la hadlay Farmaajo iyo waxa la is yidhi

Dawladda Maraykanka ayaa la hadashay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, iyagoo kala hadlay arimo dhawr ah oo la xidhiidha xiisadda taagan. U-qaabilsanaha...

Aqalka Cad Ee Maraykanka Oo Soo Dhawayn u Samayeeyay Bisad Ku Noolaan Doonta.

Tan iyo maamulkii madaxwaynihii Maraykanka George W. Bush, aqalka cad ee Maraykanka ayaa soo dhaweeyay bisaddii ugu horraysay ee ku noolaan doonta halkaasi. Bisaddan, amaba...