Shan ka mid ah kuraasta loogu talo galay deegaanada Somaliland ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu dooranayaa gudaha teendhada Afisyooni ee madaarka Muqdisho.

Shanta kursi ayaa ka tirsan 11 kursi oo ka mid ah Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Laba ka mid ah kurasta maanta waxa ay gaar u yihiin haweenka halka saddexda kursi ee kale ay ku tartamidoonaan dad kala duwan oo qaarkood ay dhawaan Hargeysa ka tageen.

Waa kuwan magacyada iyo kuraasta cidda ku tartamaysaa

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga