Tababaraihii xulka qaranka ee Soomaaliya ayaa laga eryay shaqada xili xulka Soomaaliya ay isu diyaarinayaan tartan dhawaan ka furmi doona dalka Qatar ee Khaliijka.

Salif Abdulladiif oo dhawaan jagadan qabtay ayaan illaa hadda la ogayn sababta dhabta ah ee looga caydhiyay shaqada, balse wararka qaar ayaa sheegaya in falal u ku kacay ay galaafatay shaqada macalinkan.

Xulka Soomaaliya ayaa imika ku sugan dalka Jabuuti, waxayna ciyaaryahanada u ciyaarayaan u abdanyihiin qurbe joog lagha kala keenay wadamada galbeedka iyo carabta.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga