Magaalada Byadhabo ee xarunta gobolka bayw axa xalay ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada Koonfur galbeed, ASISOM, iyo dhanka kale alShabaab.

Dagaalamayaal ka tirsan alShabaab ayaa weerar ku qaaday saldhigyo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya ee ka tirsan AMISOM, iyo saldhig boolis oo ay leeyihiin ciidamada maamulka Koonfur Galbeed.

Dadka deegaanka ayaa ku waramay inay maqlayeen madaafiic culus oo labada dhinac ay is waydaarsadeen, balse weli labada dhinac kamay hadal iyadoo aan la ogayn khasaaraha ka dhashay.

 

Wixii kasoo kordha kala soco SAABTV.COM

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga