Madaxweynaha Eritrea Oo Booqasho Ku Yimid Dalka Itoobiya

Madaxweynaha Eritrea Ayaa Booqasho Rasmi Ah Oo Qaadanaysa Muddo Saddex Cisho Ah Ku Tagay Caasimada Dalka Itoopiya Ee Addis Ababa, Iyada Oo Qayb Ka...

Tababar Milatari oo Dawladdo Caalamiya uga Furmay Adis Ababa.

Tababar ay ka qayb galayaan  ciidamada qaranka ee difaaca  Itoobiya , milatariga Mareykanka  iyo wadamada ay wada shaqaynta leeyihiin,   ayaa ka furmay magaalada...

Trump oo sheegay inuu Magdhow waydiisan doono Shiinaha Xilli Maraykanku noqday dalka uu saamaynta...

Madaxwayne Trump-ka Maraykanka ayaa sheegay inaanu ku faraxsanayn Shiinaha xilli warbaahinta dunidu si wayn iskula dhex qaadayso inuu Shiinuhu ka guulaystay xanuunka Coronavirus. Madaxwayne Trump...

Boqorkii 70-ka xaas qabay ee Swaziland

Boqor Sobhuza II waxa lagu sheegaa hogaamiyihii ugu mudada dheeraa dal xukuma taariikhda casriga ah marka la eego qaarada Afrika. Wuxuu dalka Swaziland u...

Sucuudiga oo saliid badan u daabuli doona Maraykanka kahor inta aanu dhimin saliidda uu...

Ka hor heshiiska taariikhiga ah ee ay wada gaadheen dalalka ugu waawayn ee soo saara saliidda dunidu, Sacuudi Carabiya ayaa la saadaalinayaa inay iibin...

Wararkii ugu danbeeyay ee shirka Afisyooni

Magaalada Muqdisho, gaar ahaan teendhada Afisyooni, waxa maalintii labaad ka socda shirka wada tashiga ee u dhaxeeya dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada oo dhammaan...

Sidee Lagusoo Celin Karaa Kalsoonidii Lagu Qabay Shirkadda Ethiopian Airlines?

Shirkadda diyaaradaha ee dalka itoobiya ee ethiopian airlines ayaa shaacisay in muddo lix bilood ah ay qaadan karto, xaqiijinta haybta dadkii ku nafwaayay burburkii...

Ruushka iyo Shiinaha oo bayaan wadajir ah soo saaray, kuna baaqay kulan degdeg ah...

Dawladaha Ruushka iyo Shiinaha ayaa ku baaqay shir ay isugu yimaadaan Golaha Amaanka  ee Qaramada Midoobay, kaas oo ay uga hadlayaan waxa ay ugu...

Biden iyo Xi oo arinta Taywan ka wada hadlay

Madaxweynayaasha wadamada Shiinaha iyo Maraykanka ayaa ka wada hadlay arinta xiisaddu ka taagantahay ee Taywan, kadib wada xaajood ay yeesheen. Wada hadalka Biden iyo Xi...

Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo Ku Geeroyooday Magaaladda Dubia.

Alle Ha u Naxaristee Waxaa Magaalada Dubia ee Wadanka Imaaraatka Carabta Ku Geeriyooday Wasiirkii Dastuurka Dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil. Geeridda Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh...

Waa sidee Xaaladdii ugu dambaysay ee Coronavirus gudaha Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Fawsiya Abiikar Nuur, oo warbaahinta la hadlaysay maanta ayaa sheegtay in xaaladda Coronavirus ee gudaha Soomaaliya ay tahay sidan soo...

Talyaaniga oo muhaajiriin Soomaali ah diiday in uu qaabilo

Dawladda Talyaaniga iyo jasiiradda Malta ayaa diiday in ay qaabilaan muhaajiriin ka badbaaday badda Mediterranean-ka, oo rabay in ay galaan qaaradda Yurub. Markab nooca xamuulka...

isra’iil oo Wacad Ku Martay in ay Sii Kordhin Doonto Deegaamaynta Dhulka Reer Falastiin.

Raysalwasaarha israel benjamin neteny ayaa wacad ku maray in uu sii fidin doono dhulka ay isarel ka qaado shacabka falastiin, hadii mar kale ay...

Ruushka, Turkiga iyo Qadar oo ka Wada Shaqaynaya Qamadiga loo soo dhoofinayo Afrika

Dalalka Ruushka, Turkiga iyo Qatar ayaa doonaya inay ka wada shaqeeyaan sidii qamadiga iyo sareenka laga soo saaro Ruushka loogu dhoofin lahaa wadamada ku...

Waa kuma ciyaartoyga caanka ah ee uu madaxwaynaha Turkigu cunaqabataynta saaray kaasoo ahaa qani...

Hakan Sukur waa gooldhaliyaha ugu weyn Turkiga waxaanu kamid ahaa weeraryahannadii loogu jeclaa qaaradda Yurub. Si kale kuma garatide waa Halyeey. Haddaba ninkan dalkiisa laga...

Ruushka Oo 23 Diblomaasiyiin Ingiriis Ah Ku Riday Maxkamad

Ruushka Ayaa Dib U Celin Doona 23 Diblomaasiyiin Ingiriis Ah Kaa Oo Kasoo Horjeesanaya Talababadii Boqortooyada Ingiriiska Hore Ay U Shaacisay In Diblomaasiyiin Ruush...

Maraykanka iyo Kenya oo amniga Soomaaliya ka wada hadlay

Madaxweynaha dalka Kenya ayaa qasriga madaxtooyada ee dalkiisa ku qaabilay taliyaha ugu sareeya ciidamada Maraykanka ee Afrika, iyagoo ka wada hadlay arimo kala duwan. Maraykanka...

Tobanaan qof oo ay laayeen milatariga dalka Niger

Milatariga dalka Niger waxa lagu eedeeyay dilka tobanaan qof oo shacab ah, oo ay dileen xili hawlgalo ay ku jireen. Komishanka qaranka ee xuquuqda aadanaha...

Blinken iyo Kenyatta oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya

Xoghayaha Arimaha Dibadda Ee Maraykanka iyo madaxweynaha Kenya ayaa ka wada hadlay arimaha gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan colaadda Itoobiya iyo qalalaasaha Soomaaliya kasoo...

Raysalwasaare Khayre oo Maraykanka u dhoofay

Raysalwasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya ayaa u socdaalaya waddanka Maraykanka, isagoo xalay ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalda caasimadda ah. Xasan Cali Khayre ayaa...