Xoghayaha Arimaha Dibadda Ee Maraykanka iyo madaxweynaha Kenya ayaa ka wada hadlay arimaha gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan colaadda Itoobiya iyo qalalaasaha Soomaaliya kasoo cusbpopnaaday.

Anthony Blinken iyo uhuru Kenyatta oo khadka telefoonka ka wada hadlay waxay7 isla soo qaadeen sidii loo xalin lahaa dagaalka Tigrayga oo xal waara loogu heli lahaa, iyadoo dhinacyada Itoobiya ay imika nabad rabaan.

Dhanka kale, labada masuul waxay ka wada hadleen sidii Soomaaliya ay doorasho uga dhici lahayd sida ugu dhakhsaha badan, loona dejin lahaa xiisadda Muqdisho ka taagan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga