Wasiirka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Fawsiya Abiikar Nuur, oo warbaahinta la hadlaysay maanta ayaa sheegtay in xaaladda Coronavirus ee gudaha Soomaaliya ay tahay sidan soo socota:
Xaaladda Soomaaliya ee cudurka Coronavirus:
Tirada guud ee uu asiibay: 165
Dadka u geeryooday: 7 qof
Dadka ka bogsaday: 3 qof
Wasiirraddu waxay sheegtay in deeqaha dhanka caafimaadka ee soo gaadha iyana ay qaybtooda leeyihiin maamul-goboleedyada Soomaaliya, wasiiradda ayaa sheegtay inay dawladda Soomaaliya dedaal ugu jirto sidii xaaladda loo xakamayn lahaa.
Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga