Madaxweynayaasha wadamada Shiinaha iyo Maraykanka ayaa ka wada hadlay arinta xiisaddu ka taagantahay ee Taywan, kadib wada xaajood ay yeesheen.

Wada hadalka Biden iyo Xi ayaa yimi kadib markii dawladda Shiinuhu u dirtay hawada Taywan diyaaradihii ugu badnaa abid, tallaabadaas oo ay Taywan iyo xulafadeedu cambaareeyeen.

Joe Biden ayaa xusay in uu is-afgarad ku dhamaaday wada hadalka uu la lahaa Xi, balse mawqifka Shiinaha ayaa mar kasta ah mid cad oo tilmaamaya in uu iska leeyahay jasiiradda Taywan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga