Faransiiska oo lugaha kula jira fadeexadda aflagaadaynta nebi Muxammed iyo taageero ay Hindiya u...

Dunida muslimka waxaa laga dareemayaa sida looga xun yahay hadallada kasoo yeedhay madaxwaynaha Faransiiska Emanual Macron iyo ficillada dalkaasi lagaga jeesjeesayo wax lagu sheegay...

Urur-siyaasadeedka Barwaaqo oo aqbalay go’aankii Ergada Madax-dhaqameedka Somaliland

Guddoomiyaha Urur-siyaasadeed Barwaaqo Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa warsaxaafadeed uu caawa soo saaray waxa uu ku sheegay inay Urur ahaan aqbaleen go’aankii ka soo...

Kumanaan duulimaad oo la joojiyay dunida oo dhan

1,500 oo dulimaad ayaa la joojiyay Axadda maanta guud ahaan dunida iyadoo la filayo in duulimaadyo kalana la xanibo maalmaha soo socda. 5,900 oo dulimaad...

Taliyaha booliska oo xaaladda Hargeysa ka hadlay

Taliyaha ciidamada booliska Somaliland oo hadda saxaafadda la hadlay ayaa ka warbixiyay xaaladda amni ee magaalada Hargeysa, xili ay taageerayaasha xisbiga WADDANI iskusoo baxeen...

Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladda dalka Afkaanistaan

Weli madaarka magaalada Kabul ee caasimadda Afkaanistaan ayaa ah mid jahawareer xoogani ka taaganyahay, kadib weeraro halkaas lala eegtay saacadihii lasoo dhaafay. Illaa shan madfac...

Itoobiya oo sheegtay inay Masaaridu ku khasbayaan heshiis aanay raalli ka ahayn

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Itoobiya Gadu Andargachew, oo u warramayay BBC-da qaybta afka Amxaariga ku hadasha, ayaa waxaa uu sheegay inay Masar ku khasbayso...

Dawladda yemen oo ku gacan saydhay dalab uga Yimid Jabhadda Xuutiyiinta

La Taliyaha Madaxweynaha Dalka Yemen Ayaa Diiday Soo-Jeedinta Kooxda Xuutiyiinta Oo Dalbatay In Dawlad Kumeel gaadh Ah Laga Yagleelo Dalkan Ay Colaaduhu Baabiyeen Ee...

Boqolaal Qof oo Dibad Baxyo Isugusoo Baxay Dalka Venezuela.

Boqolaal ka mid ah shacabka dalka ven ayaa isasoo dhoobay wadooyinka magaalda caasimadda ah caracaw, xili uu hogaamiyah mucaaridka hjuan gu uu ku baqay...

“90 dagaalame oo alShabaab laga dilay”

Ciidamada Soomaaliya waxay sheegteen in alShabaab laga dilay 90 dagaalame, kadib duqaymo kooxda lala beegsaday. Waa duqaymo ka dhacay badhtamaha Soomaaliya, gobolka Mudug, halkaas oo...

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibedda Britain Oo Aflagaadeeyay Haweenka Muslimka Ah

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibedda Britain Boris Johnson, Ayaa Maqaal Uu Qoray Waxa Uu Ku Jeesjeesay Haweenka Islaamka Ah Ee Xidha Niqaabka. Johnson, Ayaa...

Awoodaha madaxweyne Trump oo la xadidayo

Aqalka hoose ee baarlamanka Maraykanka loona yaqaano Koongareeska ayaa meel-mariyay hindise-sharciyeed taariikhi ah oo madaxweyne Trump ka xadidaya in uu Maraykanka dagaal galiyo. Qaraarka ayaa...

Tababarihii xulka Soomaaliya oo la eryay

Tababaraihii xulka qaranka ee Soomaaliya ayaa laga eryay shaqada xili xulka Soomaaliya ay isu diyaarinayaan tartan dhawaan ka furmi doona dalka Qatar ee Khaliijka. Salif...

Burburka diyaaraddii la waayay iyo qaybo kamid ah jidhka rakaabkii saarnaa ayaa laga helay...

Maamuleyaasha dalka Indonesia ayaa sheegay inay heleen goob ay rumeysan yihiin in diyaarad rakaab ah oo nooceedu ahaa Boeing 737 ay ku dhacday badda...

Cimilada oo noqotay xuddunta ololaha doorashada Maraykanka

Cimilada adduunka ee is bedelaysa ayaa hadhaysay ololaha doorashada madaxtinimada ee dalka Maraykanka, iyadoo murashixiintu ay isku dayayaan in ay hantaan kalsoonida shacabka si...

SIDEEBAA IYADOO ISKUULKA LAGA ERYAY AY MAAL-QABEEN KU NOQOTAY.

Sanado ka hor ayay iskaga baxday iskuulka balse maanta waxay samaysaa lacag ka badan $80,000 maalintii. Lifaaqan ka akhriso. Gabadhan ayaa iskuulka laga saaray markii...

Ingiriiska Oo Muwaadiniintiisa uga Digay in ay u Safraan Soomaaliya.

Dawladda ingiriiska ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan dalka somaliya, sida lagu sheegay war kasoo baxay xafiiska arimaha dibada iyo barwaaqosooranka ee...

Masuuliyiin Eedo Musuq-maasuq Xabsiga loo Dhigay Somaliland.

Masuuliyiin ka Tirsan Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa Eedo Musuq-maasuq Loogu Xidhay Magaaladda Hargaysa ee Caasimadda Somaliland. Masuuliyiintan Haya Xilalka ee Musuqmaasuqa Loo Xidhay ayaa kala...

Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Maraykanka Lagu Dilay Ayaa Maanta Lagu aasay Columbus

Boqolaal Soomaali Ah Ayaa Ka Soo Qeybgashay aas Si Wada Jir Ah Loogu Sameeyay Labo Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Maalinimadii Sabtida Lagu Dilay Mid...

Saadaasha Doorashada Madaxwaynenimada Maraykanka oo dhici doonta maalinta Salaasada ah iyadoo ay malaayiin qof...

Haddii Eebaha wayni ogolaado doorashadii madaxwaynenimada Maraykanku waa maalin kadib, Salaasada ugu horraysa bisha November ee aynu ku jirno ayaa la qabtaa afartii sannoba...

Hindiya oo laga cabsi qabo in ay noqoto ‘hoyga Covid-19’

Hindiya xanuunka Covid-19 ayaa si xawli ah ugu fidaya, iyadoo tirada kiisasku ay kordheen maalmihii lasoo dhaafay. 1 million ayay sare u dhaafeen tirada kiisaska...